Daawo: Madaxweyne Donald Trump Oo Eedayn Ku Aamusiiyay Wariyaha Telefishanka CNN

0
Thursday January 12, 2017 - 11:39:01 in by salman abdi
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweyne Donald Trump Oo Eedayn Ku Aamusiiyay Wariyaha Telefishanka CNN

    Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump Oo shir saxaafadeedkiisi ugu horeeyay tan iyo intii la doortay qabtay, ayaa si daran u weeraray telefishanka CNN iyo wariyihii ka socday, kuna aamuusiyay eedaymo uu dusha uga tuuray telefishank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump Oo shir saxaafadeedkiisi ugu horeeyay tan iyo intii la doortay qabtay, ayaa si daran u weeraray telefishanka CNN iyo wariyihii ka socday, kuna aamuusiyay eedaymo uu dusha uga tuuray telefishanka CNN-ta.