Sheeko La Magac Baxday Haduu Dhalanteed yahay Miyaan Uba Dhibtoon Lahaa,,,,, W/Q/ Cabdikariim Kaariye

0
Sunday January 15, 2017 - 18:05:35 in by
  • Visits: 1558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Sheeko La Magac Baxday Haduu Dhalanteed yahay Miyaan Uba Dhibtoon Lahaa,,,,, W/Q/ Cabdikariim Kaariye

    Asalaama calaykum waraxma Tulaahi wabarakaatu Marka koobaad waxaan salaamayaa dhamaan shaqaalaha shabaka afka shacabka news Marka labaad inta akhrisata Sheekadan iyo inta magacayga iyo muuqaygaba taqaan,,,,, :

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaama calaykum waraxma Tulaahi wabarakaatu Marka koobaad waxaan salaamayaa dhamaan shaqaalaha shabaka afka shacabka news Marka labaad inta akhrisata Sheekadan iyo inta magacayga iyo muuqaygaba taqaan,,,,, : -waxaan si toosa u guda gali doonaa qiso jacayl oo dhaba Iguna dhacday aniga,,,,,,,,,,,,,,,,,, Mudo kooban oo hada laga joogo Halsano oo wax yar,la, Kuna beegan 28 January 2016 Ayaan is.baranay inan lagu magacaabo hodan, Waxaan iska baranay bara bulshada waxaana noo.suurta gashay inaan isku aragno si dhakhso ah Inaan taasi waxay ahay inan aad u asluub badan xishood.badan edeb badan Asturan Wakhtigasi oo ahayd fiid waxaa da,ayay roobka loo yaqaan shuux,Habeenkaasi oo.aan u xasuusto waxaa laabtayda ka soo go,ay midhahan!!!!!!!!!!! Cir guduuda waagiyo Cad ceedoo Mudh soo tidhoo caad yarii ku ladhanyahay Kaymuhuu caleen iyo Curub Wada Jan jeedha leh Dhulkuu cagaar iyo cosob baada leeyahay oo cuudka xooluhu cifteen dharag Dadku caano iyo Nabad ku cawaynayaan farax Caynkiisa oo kale ayaad ii cajabisee Caradeena inantii cindigaygu raaceen Ka calmaday hablahaa tehee Calaf Calaf calaf haysku keen Simoo:::::::: Sida roob guyaadeed Cirkoo raaba raabiyoo Raxan Raxan daruureed Raacba raac intuu galay Waqal hoorka samadiyo Fadadkii is riixeen Oo riigan onkodis iyo Hilaaciiba is raacshoo Riixadaa dabayshiyo Saxan saxada rayskale Ay ramadka geeliyo Rarayda iyo adhiguba sara joog ku Raamsiga saxan saxada rayska leh Sanka kor ula raacaan Ayaan kuu riyaaqaa rajaan kaa qabaa wayn Rabina tiisu waa meel) :-Waxay si buuxda u raali galisay Naftayda waanan ku qancay Inantii waxay mudo yar oo aad.u kooban igu abuurtay jacayl Igu galay dag dag iyo.lama filaan Waxaana wakhti kasta ama xili kasta naftaydu ay dareemi jiray Jacayl aad u awood badan Korayana marba marka ka danbaysa Inantii markii aan wada sheekaysanaynay mudo dhawr bilood ah Ayaa waxaan.dareemay isbadal Ku yimid gabadhii aan jeclaa Waxaanan su aalay waxa keenay Is badalkaasi balse kamaan helin wax jawaab ah oo si buuxda ii qancisa Inantii marba marka ka danbaysa waa ay is badlaysay Iyadoo markaa aan isiinayn wax dhib ah oo jira ama wax cusub oo dhaxda,yada ku soo kordhay Waxayna.markaliya joojisay telephone,kii ay iisoo diri jirtay Ana waxaa igu xoog batay.jacayl aan kaantarool lahay Waxaan.isku dayay.inaan markale Muujiyo dareenkayga Markale iyo ereyadan,,,, :-Hodaneey jacayl waa Naar dabiyo Nabar Halis galoo Naafa la,la noqdee Ruuxuu nugul Ku helay Raboo nabad gashiyoo Mooyee nasiib nabad kala durkee Aniguna naq iyo naruurooy hadaan kaa naawilay hablaha niyadayda iyo naftaad jeex tehee Ila nagi cishqigaa Hodaneey jacayl Waa nibiri wayn Oo wixii naflehee Bada nuuxsadaba Nug: ka siinayoo Neeftiyo Ku dila Noola aragtidiyo Nooca uu yahee ana nabaraduu Nacabku igu igu dhigay ayaan la naaxi,leeee, Nafaqada jidhkayga naaxisaay Naruurooy hadaaan hadaan kaa nawilay hablaha niyadayda iyo naftaad jeextehee ila nagi cishqigaa Hodaneey jacayl waa nugler Qarxiyo naadaal da,oo Jidhka naashifshee Neerfaha qofkiyo nuuga dhuuxyadoo dhiiga naaqusoo Dadka nuujiyee dadka dadka nuujiyeee nuujiyee,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Inantan wax is bedel ah ama ay xagayga usoo jenjeedhsato Waxayna ahayd mid mar walba iga foorarta anna waxaa igu duxaysa jacayl aan la noqday bilaa awood waxaanan sameeyay Samir.badan iyo si kasta oo aan ku jeedinkaro qalbigeeda iga siijeeda markastana waxaan ahaa qof qiiraysan una murugaysan jacayla aan u qaaday inan taasi Balse wax taakulayna ama ay ii tudhayso kamaan helin xageeda Waxaanan ahay qof dhibane ah Inantaasina waxaan u jeclaaday si aan xad layhayn wuxuuna iga gaadhay meel aan ka soo noqosho lahayn , Iyaduna waxay door bidaysaa Inaan kala hadhno ama aan kala faataxaysano Lkn sidii roon rabaa og

Alla mahad leh

Wixii tallo ah iigu soo gudbiya Shimaali390@gmail.com Facebook Abdikariim kaariye