Madaxwaynaha Qaranka Somaliland Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Xarumaha Wasaradaha Dalka Isogo Boqday Xarunta Hay'ada Shaqlaha Dawlada.+Sawiro

0
Monday January 16, 2017 - 19:18:25 in by salman abdi
  • Visits: 894
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Qaranka Somaliland Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Xarumaha Wasaradaha Dalka Isogo Boqday Xarunta Hay'ada Shaqlaha Dawlada.+Sawiro

    Hargeyasa(AFKA);Kormeerkan Kediska ah ee Madaxweynaha, ayaa ujeedadiisu ahayd dardar-gelinta hawlaha Qaranka iyo u kuur-galka sida ay u socdaan hawl maalmeedka Hay'adaha Xukuumaddu. Goobihii uu Madaxweynuhu subaxnimadii hore booqashada ku tagay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeyasa(AFKA);Kormeerkan Kediska ah ee Madaxweynaha, ayaa ujeedadiisu ahayd dardar-gelinta hawlaha Qaranka iyo u kuur-galka sida ay u socdaan hawl maalmeedka Hay'adaha Xukuumaddu. Goobihii uu Madaxweynuhu subaxnimadii hore booqashada ku tagay wuxuu xog warran ka dhegeystay masuuliyiinta iyo maalmulka Hay'adaha Xukuumadda ee waqtigaa ku sugnaa goobta shaqada ama xarumahooda.
Madaxweynuhu wuxuu soo kormeeray Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, waxana Madaxweynaha halkaasi ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Mudane Sharmaake Axmed Muxumed (Geelle), oo war bixin dheer Madaxweynaha ka siiyey hanaanka shaqo iyo shaqaalaynta ee ay Hay’addu u qabato Qaranka iyo weliba sida ay ugu cadaalad sameeyaan da’a yarta faraha badan ee hamigoodu yahay inay ka hawlgalaan qaybaha kala duwan ee qaranka Somaliland, wakhtigaa uu madaxweynuhu kormeerka ku joogay hay’adda shaqaalahana waxa ku sugnaa dhalinyaro faro badan oo shaqo tag ah, gudoomiyaha oo madaxweynaha arrintaasi xog ka siiyeyna waxa uu sheegay in uu kefed ka turjumaysa miisaanka xaqa ah ee ay ugu garsooraan shaqaalaha ay miiska u saaran tahay, kuna qanciyaan shacbiga inay ku talogalaan sinaan iyo cadaalad inay kala kulmaan halkan.



Ayaanle Hassan Bii'em
Contact:Ayaanlepm3@gmail.com