Daawo" Doorashada Ilahay Baa Dib U Dhigay , Waana La Kordhinayaa , Ninka Maanta Dooraho Rabanaa Waa Nin ...." Xaaji Cabdi Waraabe

0
Wednesday January 18, 2017 - 14:38:29 in by Burco Office
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo" Doorashada Ilahay Baa Dib U Dhigay , Waana La Kordhinayaa , Ninka Maanta Dooraho Rabanaa Waa Nin ...." Xaaji Cabdi Waraabe

    Hargeysa (AFKA):- Xildhibaan Xaaji Cabdiwaraabe oo ka mid ah mudanayaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (AFKA):- Xildhibaan Xaaji Cabdiwaraabe oo ka mid ah mudanayaasha

golaha guurtida Somaliland waxaa uu sheegay in golahoodu ay muddo kordhin u sameyn doonan xukuumada oo ilahay keenay abaaro xooga

Sidoo kale Xaaji Cabdiwaraabe waxaa uu sheegay in ninka musharaxa madaxweyne ah ee maanta ka hadlaya arimo doorasho uu yahay nin aan dalku xaalada uu ku jiro aan hoos u eegin

"Mudada ilahay baa dib u dhigay , waayo abaar baaha la yidhahdo ayaa inagu dhacdey , roobku maanta hadii uu da,o dadku iskuma iman karaan muddo lix bilood ah , ninka doorasho maanta ku deg degayaana uu yahay nin aan dalka hoos u eegin mar xalada uu ku jiro " ayuu yidhi Xaaji Cabdiwaraabe