Waamaxay Sababta U Gudomiyaha Gobolka Togdheer U Hor Istagay Xafladii Wadani.W/Q Cabdisamed Jaamac (Giirre)

0
Monday January 23, 2017 - 11:53:34 in by Burco Office
  • Visits: 967
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waamaxay Sababta U Gudomiyaha Gobolka Togdheer U Hor Istagay Xafladii Wadani.W/Q Cabdisamed Jaamac (Giirre)

    waa maxay sababta uu badhasaabkii gobolka togdbeer u hor istaagay xisbiga wadani munaasinada uu qabsanayay gudoomiyuhu soo dhawayntii jamaal cali xuseen markiii uu ku soo biiray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waa maxay sababta uu badhasaabkii gobolka togdbeer u hor istaagay xisbiga wadani munaasinada uu qabsanayay gudoomiyuhu soo dhawayntii jamaal cali xuseen markiii uu ku soo biiray

kulmiye sida uu usoo dhawayay waa la ogaa oo inta ii is ilaabay ayuu baabuurta janbiga qabsaday sida dadka qaadlayda ah ee ay u caadada tahay maantana
maaha in ii ku kaco falkan aadka iyo aadka u xun waayo asba shalay ucid markuu ahaa ee jamaal joogay la lama yaabanayn
gobolku midbuu ahaa qabyaladana waa ka baxday laaakiin raxmaaxanaye ayaa dib ugu soo celiyay
maaha in dadka ku noolka gobolka ee aad ka tahay gadhwadeenka aad ku dhex abuurto qalalsi
iyo iska hor imaad maanta waxaad u malaynasaa inaad wax qabatay oo aad ka dhigayso faan maaha ee waad
iska hor keentay shacabka iyo dawkada waxaad meesha ku joogtaana waa shacab ee ha moodin inaad is leedahay dawlada ayaa
ku garab taagan waa inaad garantaa danta shacabka iyo dantaada maanta waxaad tahay shiqsi heer burco
ka soo jeda maaha inaad magalada ama bartii aad u dhalatay wax ku bartay ku barbaarta aad sidaa u gasho waxay ahayd in aad wax cusub ku soo
kordhiso lkn maanta shacabkaagii iyo tageeradadii waxaad ku limisay xalfad yar oo xisbi qabsanayaya waxaanad dib usoo noolaysay
qabyaladii ay gu been heer togdheer iyo bashaabkii hore ahna wasiirka qorshaynta qaranka mudane maxamed ibraahim qabyo tire
burco wuu ka nadiifyay qabyaladii iyo beri iyo galbeed mid ayuu ka dhigay lkn maanta waxaad si toos ah u is ticmaashay qabyaalad qaawan maaha inaad falkaas
ka dhex abuurto gobolka mana haboono in aad dib usoo nolayso qabyaladii dhimatay ee bulshada gobolka togdheer ay aastay
waxaad tahay shiqsi aan ku tilmaaman masuul ma haboona talaabooyinka qaar
masuul waa qofka shacabkiisa raali galiya jecel hurmarka ka hufan waxyaabaha aan habayn
ee bulshada ku dhibta ah

W/Q cabdisamed jaamac (cabdisamed giirre)