Xulalka Ilaa Iyo Haatan U Gudbay Wareega Quarter Finalka AFCON 2017 Iyo Sida Ay Isugu Aadeen

0
Tuesday January 24, 2017 - 12:43:41 in by Burco Office
  • Visits: 906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulalka Ilaa Iyo Haatan U Gudbay Wareega Quarter Finalka AFCON 2017 Iyo Sida Ay Isugu Aadeen

    Tartanka African Cup of Nation ee ka soconaya dalka Gabon ayaa maraya heerkiisii ugu fiicnaa iyadoo afar wadan ay si rasi ah u carbuunteen booskooda Quarter Finalka tartanka halka laba wadan caawa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tartanka African Cup of Nation ee ka soconaya dalka Gabon ayaa maraya heerkiisii ugu fiicnaa iyadoo afar wadan ay si rasi ah u carbuunteen booskooda Quarter Finalka tartanka halka laba wadan caawa

 la sugi doona, labada wadan ee dhameystirka u noqon doonana waxaa la sugi doonaa habeen dambeGroup-ka A iyo Group-ka B ayaa ilaa iyo haatan lagu kala baxay iyadoo ay Quarter Finalka si awood leh ugu soo gudbeen Burkino Faso, Cameroon, Senegal Iyo Tunisia, hana ka reebin Ghana oo goor h--e xaqiijisay balse wali lagu muransan yahay 1 iyo 2 midka ay kusoo bixi doonto.

 

 

Burkino Faso vs Tunisia

Senegal vs Cameroon

 

Sidee ayey isugu aadi doonaan xulalka kale ee Group C iyo Group D?

Hadba waxey ku xiran tahay kaalmaha ay kusoo kala baxaan waxeyna isugu beegmayaan sidaan:

 

Kaalint 1-aad Group C vs Kaalinta 2-aad Group D

Kaalinta 1-aad Group D vs Kaalinta 2-aad Group C

F.G: Ghana wey soo gudubtay balse lama oga halka ay kusoo bixi doono booska 1-aad iyo booska 2-aad, balse waa xaqiiq iney ku aadi doonto mid ka mid ah Congo, Togo, Ivory Coast iyo Morocco.

RAJADA XULALKA:

Masaarida waxey u baahan yahiin dhibic qura si ay ugu soo baxaan tartanka.

Mali waxey u baahan tahay iney ka badiso Uganda sidoo kalana laga badiyo Masar.

DR Congo waxey u baahan tahay dhibic qura si ay usoo baxdo.

Morocco waxey u baahan tahay dhibic qura si ay usoo baxdo.

Ivory Coast waxey u baahan tahay iney guul gaarto si ay usoo baxdo.

Togo gabi ahaanba fursad ugama banaana tartanka, weyna isaga hartay madama xitaa hadii ay guul gaarto ay iska hari doonto waxaana saameyn doona kulanka Morocco iyo Ivory Coast.