Hordhac: Egypt vs Morocco – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Port-Gentil.

0
Sunday January 29, 2017 - 10:20:46 in by Burco Office
  • Visits: 1036
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hordhac: Egypt vs Morocco – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Port-Gentil.

    Xulalka kasoo wada jeeda qaaradda Africa waqooyigeeda (Egypt iyo Morocco) ayaa midkood ka hari doonta tartanka weyn ee AFCON 2017 kaas oo si habsami leh uga soconaya dalka Gabon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulalka kasoo wada jeeda qaaradda Africa waqooyigeeda (Egypt iyo Morocco) ayaa midkood ka hari doonta tartanka weyn ee AFCON 2017 kaas oo si habsami leh uga soconaya dalka Gabon.


Egypt waxey booska 1-aad kaga soo baxeen Group-ka D halka Morrocco ay kaalinta 2-aad kaga soo baxeen Group-ka C, waxeyna isugu aadeen sida sharciga CAF ay u dajiyeen tartanka.

WARBIXINTA KULANKA:

Kulanka:Egypt vs Morocco

Tartanka: Africa Cup of Nations 2017

Saacadda: 10:00 Habeenimo (XGA)

Garoonka: Stade de Port-Gentil.

WARBIXINTA LABADA XUL:

Xulka Egypt wuu ka heer sareeyaa dhigiisa Marocco marka loo fiiriyo qiimeynta bilaha ee FIFA, Masaarida waxey ku jiran kaalinta 35-aad, halka Morocco ay kasoo muuqdeen 57-aad.

Morocco waa xulka ugu cad-cad kulankaan marka loo fiiriyo hanaankooda tartankaan inkastoo ay labaduba ka wada badiyeen laba xul oo waaweyn (Ghana Iyo IVory Coast) hadana Morocco waxey ku jiraan qaab ka fiican Egypt.

XAQIIQADA KULANKA:

  • Labadaan xul waxey ciyaareen 4-kulan dhamaan tartamada oo dhan Egypt ayaa guul gaaray 1-jeer, sidoo kale Marocco 1-jeer ayuu guul gaaray halka labada kulan ee kale ay barbaro galeen.