Fanaanin Kamida Xidigaha Geeeska Oo Xamar Tagay+ U Jeedkooda Socdaalkooda

0
Sunday January 29, 2017 - 18:34:46 in by Burco Office
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanin Kamida Xidigaha Geeeska Oo Xamar Tagay+ U Jeedkooda Socdaalkooda

    Muqdisho (Ilays-News):- Fanaaniin caan ka ah Somaliland isla markaana ka tisan kooxda xidigaha Geeska ayaa waxaa ay iska dhibeen caasimada dalka Somaliya ee Moqdisho waxaana ay ka degeen dhawaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (Ilays-News):- Fanaaniin caan ka ah Somaliland isla markaana ka tisan kooxda xidigaha Geeska ayaa waxaa ay iska dhibeen caasimada dalka Somaliya ee Moqdisho waxaana ay ka degeen dhawaan

Fanaaniintan ayaawaxaa ayaa si qarsoodiya uga baxay magaalada hargeisa iyaga oo ku sii jeeda caasimada wadanka somalia ee muqdisho, sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamida shaqaalaha madaarka hargeisa waxa ay fanaaniintaTransit airportku ahaayeen magaalada dubia kadibna waxa ay halkaasi ka tageen magalada muqdisho .

Waxaanala filayaa in fanaaniinta oo kala ahYurub Geenyo iyo Yuusuf Hanad ay bandhig faneed ka sameeyaan muqdisho 14 fep 2017 oo loo dabaal dego maalinta jacayl-ka aduunka.

Ilaa hada ma cada qorshaha rasmiga ah ee ay faanintani ku tageenmuqdishobalse warar ka soo baxaya magaaladamuqdishowaxa ay xaqiijinayaan in faaniintani qorshaha ay ku tageensomaliauu dhameeyey fanaankaNimcaan hilaacoo hore ay isku koox u ahaayeen faniintani.

Sidoo Kalena Waraku Waxa Ay Intaasi Ku Darayaan In Fanaaniinta Kamid Noqon Doonaan Koox Uu Abaabulayo FanaankaNIMCAAN HILAACOo Uu Rabo Inay La Tartamaan FaniintaXIDIGAHA GEESKA

Waxaa xusid mudan in ay hore ayey u dhacday inay xukuumada somaliland xabsiga u taxaabto faniin horeMoqdishou tagay oo ka tirsanaa kooxda xidigaha geeska

Balse waxa aan la saadaalin karin hanaanka qorshe ee xukuumaa uga yaala faniinta hadiiba ay ku soo noqdaanHargeysa