Alexis Sanchez? Lionel Messi? Cristiano Ronaldo? Waa Kee Gool Dhaliyaha Dhamaystiran Ee Yurub? Goolasha+ Gool Caawintooda.

0
Thursday February 02, 2017 - 18:14:28 in by Burco Office
  • Visits: 1125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alexis Sanchez? Lionel Messi? Cristiano Ronaldo? Waa Kee Gool Dhaliyaha Dhamaystiran Ee Yurub? Goolasha+ Gool Caawintooda.

    Waxaa meel xaasaasi ah maraya horyaalada Yurub ugu waa wayn iyada oo la soo dhaafay kala badhka xili ciyaareedkan 2016/17

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa meel xaasaasi ah maraya horyaalada Yurub ugu waa wayn iyada oo la soo dhaafay kala badhka xili ciyaareedkan 2016/17
 ayaan halkan ku eegaynaa gool dhaliyaaha ugu saamaynta badan horyaalada Waa wayn ee Yurub iyada oo lagu qiimaynayo isku darka  tirada goolasha iyo gool dhalinta ay ilaa hadda ka sameeyeen horyaalada ay ka tirsan yihiin. Laakiin inkasta oo ay qiimayntani banaanka soo dhigayso xidigaha ugu saamaynta badan xili ciyaareedkan, haddana waxaa jira kala duwanaansho dhinaca kulamada laga ciyaaray shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn.

Haddaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa 20 ka gool dhaliye ee xili ciyaareedkan saamaynta ugu badan ku leh horyaalada Bundesliga, Ligue 1, Premier League, Primera Division iyo Serie A iyada oo xidig kasta aanu idiin soo gudbin doono tirada goolasha iyo gool caawinta uu horyaalka ka sameeyay iyada oo ay la socon doonto tirada kulamada uu saftay ee uu heerkan ku gaadhay.

XUSUUSIN: Waxaa naga xusuusin ah in marka aad ciyaartoyda isbarbar dhigaysaan aad u fiirin doontaan kulamada laga ciyaaray shanta horyaal ee Yurub guu waa wayn, tusaale ahaan horyaalka Premier Leaque-ga waxaa laga ciyaaray 23 kulan halka horyaalka Spain ee Primera Division laga ciyaaray 20 kulan, sidaa daraadeed marka laba ciyaartoy oo ka kala tirsan La Ligaha iyo Premier Leaque-ga lays barbar dhigayo waxaa jira farqiga saddex kulan oo u dhexeeya oo ay xidigaha PL ciyaareen, horyaalada kalena waa la mid marka lays barbar dhigayo.

HALAN KAGA BOGO XIDIGAHA HOGAAMINAYA GOOLASHA+GOOL CAAWINTA SHANTA HORYAAL EE YURUB UGU WAA WAYN:

20. TIMO WERNER | RB Leipzig | 15 Gool & gool caawin (11 gool & 4 gool caawin) | 18 Kulan

19. ROMELU LUKAKU | Everton | 16 Goals & Assists (12 & 4) | 22 18 Kulan

18. HARRY KANE | Tottenham | 16 Goals & Assists (13 & 3) | 18 18 Kulan

17. ANTHONY MODESTE | Koln | 16 Goals & Assists (14 & 2) | 18 18 Kulan

16. CRISTIANO RONALDO | Real Madrid | 16 Goals & Assists (13 & 3) | 15 18 Kulan

15. JOSE CALLEJON | Napoli | 17 Goals & Assists (8 & 9) | 22 Games

14. ZLATAN IBRAHIMOVIC | Manchester United | 17 Goals & Assists (14 & 3) | 2218 Kulan


 
13. GONZALO HIGUAIN | Juventus | 17 Goals & Assists (15 & 2) | 21 Games

12. ROBERT LEWANDOWSKI | Bayern Munich | 17 Goals & Assists (14 & 3) | 18 18 Kulan

11. PIERRE-EMERICK AUBAMEYANG | Borussia Dortmund | 17 Goals & Assists (16 & 1) | 1618 Kulan

10. DRIES MERTENS | Napoli | 18 Goals & Assists (13 & 5) | 20 18 Kulan

9. ANDREA BELOTTI | Torino | 18 Goals & Assists (14 & 4) | 19 18 Kulan

8. EDIN DZEKO | Roma | 19 Goals & Assists (15 & 4) | 22 18 Kulan

7. ALEXANDRE LACAZETTE | Lyon | 19 Goals & Assists (18 & 1) | 17 18 Kulan

6. DIEGO COSTA | Chelsea | 20 Goals & Assists (15 & 5) | 2118 Kulan

5. EDINSON CAVANI | Paris Saint-Germain | 21 Goals & Assists (21 & 0) | 20 18 Kulan

4. LIONEL MESSI | Barcelona | 21 Goals & Assists (15 & 6) | 17 18 Kulan

3. LUIS SUAREZ | Barcelona | 22 Goals & Assists (16 & 6) | 19 18 Kulan

2. MAURO ICARDI | Inter | 23 Goals & Assists (15 & 8) | 22 18 Kulan

1. ALEXIS SANCHEZ | Arsenal | 24 Goals & Assists (15 & 9) | 23 18 Kulan