Akhriso magacyada musharixiinta u gudbay wareega labaad ee doorashada.

0
Wednesday February 08, 2017 - 16:14:35 in by salman abdi
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso magacyada musharixiinta u gudbay wareega labaad ee doorashada.

    Muqdisho(AFKA);Waxaa goor dhaw soo gabo gabowday codeynta wareega hore ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay ku tartamayaan 21 musharax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(AFKA);Waxaa goor dhaw soo gabo gabowday codeynta wareega hore ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay ku tartamayaan 21 musharax.

Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa bilaabay tirinta codadka Xildhibaanada, waxaana la filayaa wareega hore ee doorashada in ay ku haraan inta badan Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha.

Waxaa u gudbay wareega labaad ilaa afar musharax oo kala ah Xassan Shekh Max'uud oo halay 88 cod, Max'ed C/llaahi Farmaajo oo helay 72 cod, Shariif Sheekh Axmed oo helay 49 cod iyo Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke oo isaga haley 38 cod.

Ugu danbeyntii, doorashada ayaa la tilmaamayaa in ay noqon doonto mid adag oo ugu dambeyn lagu kala baxi doono wareega sedexaad, walina lama ogaan karo musharaxa ku guuleesan doono.