Mudaharaaddo Lagaga Soo Horjeeddo Saldhiga Milatari Ee Berbera Iyo Nuxurka Kartoono Lagu Xardhay Farriimo-

0
Sunday February 12, 2017 - 11:43:04 in by Burco Office
  • Visits: 707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaharaaddo Lagaga Soo Horjeeddo Saldhiga Milatari Ee Berbera Iyo Nuxurka Kartoono Lagu Xardhay Farriimo-

    Waxa baraha bulshaddu ku kulanto iyo Marreegaha Online-ka qa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu subaxa berri ah uu hortagi doonnaa fadhi wada-jir ah oo ay iskugu imanayaan labadda aqal ee Baarlamaanka Somaliland w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa baraha bulshaddu ku kulanto iyo Marreegaha Online-ka qa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu subaxa berri ah uu hortagi doonnaa fadhi wada-jir ah oo ay iskugu imanayaan labadda aqal ee Baarlamaanka Somaliland waa Guurtida iyo Wakiilladee, iyaddoo la filaayo in Madaxweynuhu u gudbiyoMagaallooyinka waa wayn ee dalka ayaa shacabku ka abaabullayaan Mudaharaado salmiya oo ay

darreenkoodda ku cabirrayaan iyo sida aanay shacabku marnaba raali uga ahayn Saldhiga Milatari ee Xukuumadda Siilaanyo iyo dawladda Imaaraadku carabtu ku heshiiyeen, kaasoo shacabku u arkaan mid khatarro badan xambaarsan oo aan laga fiirsan waxyaabaha ka dhalan kara mustaqbalka dhaw iyo ka fog labaddaba.nuqullada heshiiska Saldhiga Milatari ee imaaraadka carabtu ka dhisannaayo magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, inkastoo uu Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre uu shaaciyay inaanay jirin wax heshiiska ah oo arrintaas Saldhiga Milatari ee Berbera khuseeya oo Xukuumaddu gadhay.


 

Xukuumadda Oday Siilaanyo ayaa labaddii maalmood ee la soo dhaafay waxa ay adeegsanaysay Dad waji ku macaash ah oo taageersan heshiiska ay Xukuumaddu ku bixinayso Saldhiga milatari ee Imaaraadku doonnaayo, iyaddoo Xukuumaddu abaabulka Waji ku macaashka uga dan leh inay ku kala qaybiso aragtida guud ee bulshaddu ka qaadatay Heshiiskan Tahriibka ah ee aan Sharciyadda ku fadhiyin iyo dareenka toggan ee dal jecaylka ah ee bulshaddu kaga soo horjeedsatay dhaxal-wareejinta garoonka diyaaraha ee berbera.


Haddaba, akhristayaashiinna sharafta mudan ee sida joogtadda ah ugu xidhan Warbaahinta Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ama Hadhwanaag TV, waxaannu idin soo gudbinaynaa oo aannu idinla wadaagaynaa qaar ka mida Sawirrada lagu dhex-daaddiyay baraha bulshadda iyo halku-dhigyadda ay xambaarsan yihiin ee daawasho habboon:-



Hargaysa,Somaliland