"Nin Hulaab Xumi Inuu Wax Qarsanaayo Ayaa La Mooda, Wax Heshiis Ah Xukuumaddu Golayaasha May Keenin Cidna Lamay Tashan".Xoghayaha Xisbiga UCID

0
Sunday February 12, 2017 - 14:44:46 in by Burco Office
  • Visits: 906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Nin Hulaab Xumi Inuu Wax Qarsanaayo Ayaa La Mooda, Wax Heshiis Ah Xukuumaddu Golayaasha May Keenin Cidna Lamay Tashan".Xoghayaha Xisbiga UCID

    Hargeysa(AFKA)Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, ayaa cadeeyay mawqifka saldhiga Milatari ee Imaraadka, oo Xukuumaddu saaka 15

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, ayaa cadeeyay mawqifka saldhiga Milatari ee Imaraadka, oo Xukuumaddu saaka 15

qodob oo Hargaysa lagu daabacay ay horkeentay Golayaasha, waxaanu sheegay Xoghayaha Xisbiga UCID oo shir jaraa’id Hargaysa ku qabtay in aan wax heshiis ah Golayaasha la keenin.