Madaxweynaha Turkiga Oo Ka Hadlay Duulaankii Ciidamada Dalkiisu Ku Galeen Waqooyiga Suuriya.

0
Monday February 13, 2017 - 09:51:04 in by salman abdi
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Turkiga Oo Ka Hadlay Duulaankii Ciidamada Dalkiisu Ku Galeen Waqooyiga Suuriya.

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in hamiga ama ujeedada ay doonayaan ee ugu danbeeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in hamiga ama ujeedada ay doonayaan ee ugu danbeeysa

 ee duulaanka ciidamada Turkishka ee galay waqooyiga Suuriya ay tahay in soohdinta gobolka laga nadiifiyo xarakada ISIL, oo ay ku jirto Raqqa, oo kooxda hubaysan ay ku dhawaaqday inay u tahay caasimada dalka.

erdogan-tek-millet-tek-bayrak-tek-vatan-tek-devlet-226283

Ciidamada Turkishka iyo xulafadooda mucaaradka Suuriya ayaa gudaha u galeen magaalladda Al-baab oo 40 KM dhanka Koonfurta kaga toosan Xuduudka Turkiga la wadaago Syria., ayuu sheegay Erdogan maanta, isagoo intaa ku daray in ay qabashada ahayd "arrin waqtigeeda laheed”.

"Ujeedada kama danbaysta ahi waa in ay ka nadiifiyaan aagga 5000-square-km ah argagaxisada,” ayuu Erdogan ku sheegay shir jaraa’id ka hor inta uusan u bixin booqasho rasmi ah oo uu ku mari doono wadamada Bahrain, Saudi Arabia iyo Qatar. T

aliska Milliteriga Turkiga ayaa dhanka kale sheegeen in ugu yaraan 43 dagaalyahano ka tirsan Kooxda Daacish lagu dilay Duullaanka lagu qabsaday Al-baab.