Top-News:Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxman Ciro Socdal Aan Hore Lo Shacin Ku Maray Xurmaha Gobaha Warbahinta Ee Casimada Hargeysa

0
Monday February 20, 2017 - 22:06:19 in by salman abdi
  • Visits: 795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Top-News:Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxman Ciro Socdal Aan Hore Lo Shacin Ku Maray Xurmaha Gobaha Warbahinta Ee Casimada Hargeysa

    Hargeysa(AFKA);Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta illaa caawa fiidkii booqasho uu ugu kuur gelaayey xaalada warbaahineed iyo weli ba sida ay u shaqeeyaan wariyeyaasha Somaliland uu ku soo kala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta illaa caawa fiidkii booqasho uu ugu kuur gelaayey xaalada warbaahineed iyo weli ba sida ay u shaqeeyaan wariyeyaasha Somaliland uu ku soo kala maray qaar ka mid ah xarumaha Warbaahinta Somaliland ee magaalada Hargeysa iyo weli ba sida oo kale Madbacadda qaranka Somaliland.

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people

Image may contain: 4 people, people standing

 

 

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 4 people, people standing, stripes, shoes and outdoor

Xarumaha warbaahinta ee guddoomiye Cirro uu socdaalka ku soo maray oo kala ahaa talefeeshanka Horn Cable, Saab tv, Kalsan tv, Bulsho tv, Star tv, wargeyska Geeska Afrika, Jamhuuriya, Saxansaxo, Ogaal, Wargeyskka Dawlada Ee Dawan , War-sugan iyo weli ba sida oo kale Wargeyska Waaheen, waxaana guddoomiye Cirro halkaas ku qaabilay mas’uuliyiinta, tifaf-tireyaasha iyo weli ba sida oo kale wariyeyaasha kala duwan ee ka hawl-gala xarumahaas Warbaahineed iyaga oo si aada u muujiyey in ay si aada ugu faraxsan yihiin booqashada kediska ah ee uu ku soo maray.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo isna dhankiisa halkaas hadalo kooban ujeediyey mas’uuliyiinta iyo weriyeyaasha xarumahaas warbaahineed, ayaa sheegay in maadaama ay maanta ku beegnayd maalintii loo asteeyey xuska dhallinyarada Somaliland awgeed uu booqashadan ku yimi xarumaha Warbaahineed ee Hargeysa, isaga oo carabka ku dhuftay in uu si aada uga soo war helay xaaladda kala duwan ee ay ku sugan yihiin hay’adaha Warbaahineed iyo weli ba sida oo kale duruufaha adage ee ay ku shaqeeyaan, waxaana uu tilmaamay in uu ku faraxsan yahay in uu soo booqdo xarumahaas isaga oo xusay in mustaqbalka dhow ay wax badan iska bedeli doonaan duruufaha shaqo ee ay ku nool yihiin warbaahinta kala duwan ee dalku.

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 1 person, beard

 


Image may contain: 4 people, people sitting

Image may contain: 2 people


Image may contain: 2 people, people standing, screen and indoor


Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 4 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 4 people, people standing


Image may contain: 3 people, camera

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people standing and sunglasses

Image may contain: 1 person, smiling

Image may contain: 1 person, sitting, screen and office

Image may contain: 2 people, car and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, beard and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 1 person, standing, stripes and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, stripes, sky and outdoor

Image may contain: 5 people

Image may contain: 2 people

Image may contain: 2 people

Image may contain: 3 people, people standing and indoor

Image may contain: 1 person, plant, outdoor and indoor

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 4 people

Image may contain: 3 people, people standing


Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 1 person, sitting


Image may contain: 2 people, eyeglasses

Image may contain: 1 person

Image may contain: 2 people, people standing and indoor

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and sunglasses

Image may contain: 7 people, people standing

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: one or more people, people sitting, screen and indoor

Image may contain: 3 people, people standing, night and outdoor

Image may contain: 3 people

Image may contain: 2 people, eyeglasses


Image may contain: 5 people, people standing and indoor

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: 3 people, indoor

Image may contain: 2 people

Image may contain: 2 people, people standing and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 6 people, people standing

Image may contain: 3 people, people standing and beard

Image may contain: 3 people, people sitting, people standing and indoor

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: 3 people

Image may contain: 1 person, standing