Gudomiyaha Hay'ada Shaqalaha Somaliland Sharmarke Gelle Oo Shegay In Hakad Kooban Ku Jirto Qadashada Shaqalaha Cusub Ee Sanadkan Shegayna Xilaga Ay Furmayso.

0
Thursday February 23, 2017 - 14:31:14 in by salman abdi
  • Visits: 1200
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudomiyaha Hay'ada Shaqalaha Somaliland Sharmarke Gelle Oo Shegay In Hakad Kooban Ku Jirto Qadashada Shaqalaha Cusub Ee Sanadkan Shegayna Xilaga Ay Furmayso.

    Hargeysa(AFKA);Gudomiyaha Hay'ada Shaqalaha Somaliland Sharmarke Gelle Oo Shegay In Hakad Kooban Ku Jirto Qadashada Shaqalaha Cusub Ee Sanadkan Shegayna Xilaga Ay Furmayso Qaraal uu Bartiisa Barkulanka Bulshada Ku Shaciyey Ayaa Udhigna Sidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Gudomiyaha Hay'ada Shaqalaha Somaliland Sharmarke Gelle Oo Shegay In Hakad Kooban Ku Jirto Qadashada Shaqalaha Cusub Ee Sanadkan Shegayna Xilaga Ay Furmayso Qaraal uu Bartiisa Barkulanka Bulshada Ku Shaciyey Ayaa Udhigna Sidan

Xog-waranka Xaalada Shaqaalaynta Sanadkan 2017

"Hawshu waa Sideedii, Hufnaantu waa balanteena, Hakin kooban kadib"

Sidii aynu bal iyo balan ku lahayn, hufnaanta loo marayo hanaanka qaadashada shaqaalaha ee ku dhisnaan doonta cilmi iyo caddaalada ayaa sideeda inoogu taala waxaanan jeclaystay in aan aqoonyahanka u ooman tartanka qalinka ku dhisan u sheego in aynu hakad ku jirno mudada saddexda bilood ee sanadka u horeeya "Jan,Feb,March:" iyadoo aynu fulinayno amarka madaxweynaha ee sumadiisu tahay JSL/M/WM/222-4504/012017 kuna taariikhaysan 24/01/2017 kasoo qodobkiisa 12-aad muujinayo hakinta shaqaalaynta ee saddex biloodka u horeeya sanadka, qodobkaas oo qayb ka ahaa qorshihii joojinta iyo xakamaynta sicir-bararka

- Waxaynu tartamada furaynaa horaanta bisha 4-aad waxaana inoo bushaaro ah in shaqaale wixii ku jiray sanadka 2017 halkeedii inoogu xafidan yihiin

- Xog-waranku waa xil na saaran Qaran qurux badan oo tartanku dhex u yahayna waa yoolka hay'adda shaqaalaha dawladda

Image may contain: outdoor

Sidaasi waxa Barkulankiisa Bulshada Ku Baahiyey Gudomiyaha Hay'ada Shaqalaha Dawlada Somaliland  Mudane Sharmarke Gelle 


Ayaanle Hassan Bii'em

Contact;Ayaanlepm3@gmail.com

Burco/Office