Masuuliyiin Sar Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo Munaasabad Casho Sharafa Loogu Sameeyay Dalka Germany+Sawiro

0
Friday February 24, 2017 - 13:32:36 in by salman abdi
  • Visits: 496
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiin Sar Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo Munaasabad Casho Sharafa Loogu Sameeyay Dalka Germany+Sawiro

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Dalweynaha Germany Md. Xasan Faarax Xirsi (X.Mataan) iyo Masuuliyiinta Sarre ee Laanta Xisbiga Waddani Germany ayaa casho sharaf heerkeedu aad u sareeyo ku maamuusay Xubno sar sare oo kamida Masuuliyiinta Xisbiga Waddan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Dalweynaha Germany Md. Xasan Faarax Xirsi (X.Mataan) iyo Masuuliyiinta Sarre ee Laanta Xisbiga Waddani Germany ayaa casho sharaf heerkeedu aad u sareeyo ku maamuusay Xubno sar sare oo kamida Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee heer Qaran iyo Qaarada Yurub

 



Masuuliyiinta uu Gudoomiyuhu caawa casuumadan casho sharaf sameeyey ayaa waxa kamid ahaa Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga Waddani Dr.Maxamed Cismaan Fadal Gudoomiyaha Qaraada Yurub ee Xisbiga Waddani Axmed Cali Naahi iyo sidoo kale Masuuliyiin kale oo ka socda Dalka UK iyo qaybo kale oo kamida qaarada Yurub .

Kulankan Cashada ah oo caawa ka qabsoomay magaalada Bayern Munich
Ayaa waxa ay waftigani Dalka Germany u yimaadeen sidii ay uga qaybgali lahaayeen Xaflad weyn oo maalina bari ka dhici doonta magaalada Frankfurt ee dalka Germany oo loo qabandoono taageerayaal Miisaan culus leh oo Xisbiga Waddani kusoo biiridoona kuwaas oo hore u ahaan jiray Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee New Ucid
Qaar Kamida Masuuliyiinta Sarsare Ee Xisbiga Waddani Oo Casho Sharafa Loogu Sameeyey Dalka Germany

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Dalweynaha Germany Md. Xasan Faarax Xirsi (X.Mataan) ayaa casho sharaf heerkeedu aad u sareeyo ku maamuusay Xubno sar sare oo kamida Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee heer Qaran iyo Qaarada Yurub


Masuuliyiinta casuumadan casho sharaf ah loo sameeyey ayaa waxa kamid ahaa Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga Waddani Dr.Maxamed Cismaan Fadal Gudoomiyaha Qaraada Yurub ee Xisbiga Waddani Axmed Cali Naahi iyo sidoo kale Masuuliyiin kale oo ka socda Dalka UK iyo qaybo kale oo kamida qaarada Yurub



Waftigan soo gaadhay Dalka Germany ayaa waxa ay u yimaadeen sidii ay uga qaybgali lahaayeen Xaflad weyn oo maalina bari ka dhici doonta magaalada Frankfurt ee dalka Germany oo loo qabandoono taageerayaal Miisaan culus leh oo Xisbiga Waddani kusoo biiridoona kuwaas oo hore u ahaan jiray Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee New Ucid