Raysal Wasaraha Dalka Qatar Oo Hambalyo U Diray Dhigiisa Raysal Wasaraha Cusub Ee Dalka Somaliya.

0
Friday February 24, 2017 - 15:31:18 in by salman abdi
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaraha Dalka Qatar Oo Hambalyo U Diray Dhigiisa Raysal Wasaraha Cusub Ee Dalka Somaliya.

    Raisul wasaaraha Qatar ahna wasiirka arimaha gudaha ee dalkaa Sheekh Cabdullaahi bin Naasir bin Khaliifa al-Thani ayaa hambalyo u soo diray raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre xilka loo magacaabay shalay awgii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raisul wasaaraha Qatar ahna wasiirka arimaha gudaha ee dalkaa Sheekh Cabdullaahi bin Naasir bin Khaliifa al-Thani ayaa hambalyo u soo diray raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre xilka loo magacaabay shalay awgii.

Dawlada Qatar ayaa sidoo kale ergay usoo dirtay xafladii caleemo saarka ee dhawaan lagu caleemo saaray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed C/Laahi Farmaajo.

Waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay xafladaa madaxda dalal kale gaar ahaan kuwa jaarka la ah Soomaaliya.

Dalalka Qatar iyo Soomaaliya ayaa waxaa ka dhexeeya xiriir soo jireen ah waxayna labada dalba ka wada tirsan yihiin Jaamacada Carabta.