Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Maraykanka Oo Marwo Farxaan Ciise UMagacaabay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani USA.

0
Tuesday February 28, 2017 - 10:26:51 in by salman abdi
  • Visits: 760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Maraykanka Oo Marwo Farxaan Ciise UMagacaabay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani USA.

    Warsaxafeed Kasoo Baxay Xafiiska Xisbiga Wadani Ee Dalka Maraykanka Oo Nuqul Ka Mid Ah Soo Gaahay Xafiiska Warqabadka Ee Shabakada Afkashacabka Ayaa Lagu Sheegay In Xil Cusub Lagu Magacaabay Waxana U Dhignaa Warsaxafadeedku Sidan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxafeed Kasoo Baxay Xafiiska Xisbiga Wadani Ee Dalka Maraykanka Oo Nuqul Ka Mid Ah Soo Gaahay Xafiiska Warqabadka Ee Shabakada Afkashacabka Ayaa Lagu Sheegay In Xil Cusub Lagu Magacaabay Waxana U Dhignaa Warsaxafadeedku Sidan,


Si loo dardargaliyo hawlaha baaxadda weyn ee horyaalla xisbiga WADDANiUSA, waxaan ku guda jiraa wadatashi aan la leeyahay saraakiishaxisbiga iyo waxgaradka taageera. Waxaan dib u eegis ku samaynayaaqaabka iyo haykalka guud ee shaqadu u socoto.
Markii aan ku qancay kartideeda iyo waxtarka ay xisbiga u leedahay, latashina la sameeyey dhinacyada ay khusayso . Waxaan go’aansaday in:Guddoomiyhii Garabka haweenka ee USA aan u baddalo inay noqoto XoghayaWarfaafinta Xisbiga WADDANI USA.

ALLAA MAHADLEH
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee USA
Maxamed Aadan Tarabbi