Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Iyo Wafdi Uu Hogaamiynayo Oo Saaka Ukalahy Magalada Boorama.

0
Thursday March 09, 2017 - 13:09:55 in by salman abdi
  • Visits: 638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Iyo Wafdi Uu Hogaamiynayo Oo Saaka Ukalahy Magalada Boorama.

    waxaana uu aad uga la soo hadli doonaa hawlaha Xisbiga WADDANI ee gobalkaasi isaga oo sida oo kale na gaadhsiin doona fariinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaana uu aad uga la soo hadli doonaa hawlaha Xisbiga WADDANI ee gobalkaasi isaga oo sida oo kale na gaadhsiin doona fariinta

Safarkan oo guddoomiye Cirro ay ku wehelinayaan mas’uuliyiin ka tirsan Xisbigaasi, ayaa ujeedka socdaalkiisu uu daaran yahay dar-dar-gelinta hawlaha Xisbiga ee gobalkaasi iyo weli ba sida oo kale soo dhaweyn magaalada Boorama looggu sameynaayo taageerayaashii ugu badnaa ee ku soo biira Xisbigaasi kuwaasi oo ka soo diga-rogtay xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE.Hargeysa(HWN):-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa saaka aroornimadii hore u safar ugu baxay magaalada Boorama ee gobalka Awdal.

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI, ayaa sida oo kale la rajeynayaa in uu kulamo la qaato madax-dhaqameedyada, dhallinyarada, haweenka iyo qeybaha bulshada ee gobalkaasi, waxaana uu aad uga la soo hadli doonaa hawlaha Xisbiga WADDANI


ee gobalkaasi isaga oo sida oo kale na gaadhsiin doona fariinta isbedel doonimo ee Xisbiga WADDANI uu doonaayo in uu wax badan kaga bedelo talada dalka Somaliland.