Xisbiga Waddani Oo Laga Hor Istaagay Dood Ku Saabsan Saldhiga Milateri Ee Imaaraadka Oo Uu Doonayay In Uu Hargaysa Ku Qabto.

0
Tuesday March 14, 2017 - 12:10:50 in by salman abdi
  • Visits: 433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Laga Hor Istaagay Dood Ku Saabsan Saldhiga Milateri Ee Imaaraadka Oo Uu Doonayay In Uu Hargaysa Ku Qabto.

    Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa saaka ubalansanaa dood kusaabsan saldhiga milateri ee Xukuumada Somaliland u ogolaatay Imaaraadka inay ku qabtaan huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa saaka ubalansanaa dood kusaabsan saldhiga milateri ee Xukuumada Somaliland u ogolaatay Imaaraadka inay ku qabtaan huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa.

Markii ay gaadhay wakhitgii loobalamay dooda ayay hudheelkii yimaadeen ciidamo kuwaas oo dadkii goobta joogay ku wargeliyay inaan wax dood ah lagu qaban Karin hudheelka, waxayna ciidamada hudheelka yimid sheegeen inay wasaarada arimaha gudaha Somaliland ka sitaan warqad lagu joojinayo dooda.

Todobaadyadii ugu dambeeyay ayay bulshada Somaliland ku kala aragti duwanaayeen arimaha Saldhiga milatari, halka qurbo joogbadan oo dalka dibadiisa joogaana ay sameeyeen mudaharaadyo ay kaga soo horjeedaan arinka Saldhiga milateri.

Warkan wixii ka Soo Kordha Kala Soco Wararka Yaga Dambe