Madaxweynaha TURKIGA Oo La Filaayo Inuu Gor Dhow Soo Gaadho Magaalada MUQDISHO Iyo U Jeedka Safarkiisa

0
Saturday March 18, 2017 - 15:55:48 in by salman abdi
  • Visits: 640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha TURKIGA Oo La Filaayo Inuu Gor Dhow Soo Gaadho Magaalada MUQDISHO Iyo U Jeedka Safarkiisa

    Madaxweynaha TURKIGA Oo La Filaayo Inuu Gor Dhow Soo Gaadho Magaalada MUQDISHO Iyo U Jeedka Safarkiisa Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu wehliyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Turkiga Jeneraal Hulusi Aka ayaa lagu wadaa in bisha April ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha TURKIGA Oo La Filaayo Inuu Gor Dhow Soo Gaadho Magaalada MUQDISHO Iyo U Jeedka Safarkiisa Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu wehliyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Turkiga Jeneraal Hulusi Aka ayaa lagu wadaa in bisha April ee soo socota socdaal ku yimaadaan magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Turkiga ayaa la filayaa marka uu Yimaado magaalada Muqdisho in uu xariga ka jaro Saldhiga milatari ee Dowlada Turkiga ka dhistay Deegaanka Jaziira ee kuyaala duleedka magaalada Muqdisho.

Saldhigan uu xariga ka jarayo Madaxweynaha Turkiga ayaa la sheegay in uu yahay kan ugu weyn ee dowlada Turkigu ku leeyahay meel ka baxsan Dalkooda, waxaana saldhigan uu yahay mid si casri ah loo dhisay.
 


Madaxweyne Erdogan ayaana la filayaa in uu si rasmi ah xariga uga jaraypo saldhigan Milatari oo dhul ahaan ku fadhiya 400 oo Hegtar , waxaana la sheegay in dhismaha saldhigan milatari ku baxday lacag dhan $50 Milyan oo Doollar.

Saldhigan Milatari ee dowlada Turkiga ka dhistay Soomaaliya ayaa loogu tala galay in lagu tababaro ciidanka Soomaaliya, waxaana saldhigan markiiba lagu tababari karaa 500 oo Askari, waxaana saldhigan ka kooban yahay dugsiyo, hoolal, xarumo caafimada iyo makhaasiino hubka lagu keediyo.