Daawo:Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo Faahfahin Ka Bixiyey Masuuliyiin Xilka Laga Qaaday.

0
Sunday March 19, 2017 - 14:53:06 in by salman abdi
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo Faahfahin Ka Bixiyey Masuuliyiin Xilka Laga Qaaday.

    Hargeysa(AFKA);Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxa uu soo bandhigay xubno uu sheegay in ay ku gefeen shuruucda Xisbigaasi kuwaasi oo xilalkii iyo xubinimaddii ba ay ka qaadeen isla mar ahaantaana ay tilmaameen in maanta laga bilaabo aanay xub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxa uu soo bandhigay xubno uu sheegay in ay ku gefeen shuruucda Xisbigaasi kuwaasi oo xilalkii iyo xubinimaddii ba ay ka qaadeen isla mar ahaantaana ay tilmaameen in maanta laga bilaabo aanay xubnahaasi ka tirsanayn Xisbiga WADDANI.