Daawo:Xisbiga Waddani Oo Soomalidii Lagu Dilay Xeebaha Dalka Yemen U Aaneeyey Mid Xidhiidh La Leh Colaad Ka Abuurantey Saldhiga Imaaradka Laga Siiyey Berbera

0
Sunday March 19, 2017 - 16:30:11 in by salman abdi
  • Visits: 772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xisbiga Waddani Oo Soomalidii Lagu Dilay Xeebaha Dalka Yemen U Aaneeyey Mid Xidhiidh La Leh Colaad Ka Abuurantey Saldhiga Imaaradka Laga Siiyey Berbera

    Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa khataro uu hore u sheegay in ayka dhalan karaan saldhiga Milatari la xidhiidhiyey weerar lagu laayey dad qaxoonti reer Somaliland ah oo saarnaa doon isla mar ahaantaana ku maraayey xeebaha dalka Yeman Sidoo kale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa khataro uu hore u sheegay in ayka dhalan karaan saldhiga Milatari la xidhiidhiyey weerar lagu laayey dad qaxoonti reer Somaliland ah oo saarnaa doon isla mar ahaantaana ku maraayey xeebaha dalka Yeman Sidoo kale xisbiga Waddani ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ku Dhaliilay in illaa hada aanay ka hadlin arrintaasi.