Badhasabka Gobolka Togdheer Oo Bulshadda Burco Baafinayaan+Dhibsadayna Hadalo U Ku Duray Habalaha Burco.

0
Sunday March 19, 2017 - 17:14:13 in by salman abdi
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasabka Gobolka Togdheer Oo Bulshadda Burco Baafinayaan+Dhibsadayna Hadalo U Ku Duray Habalaha Burco.

    Bulshada Burco Ayaa Goobaha Lagu Shaheeyo Iyo Suqyadaba Ka Hadal-Hayaya Halka U Ku Maqan Yahay Badhasabka Gobolka Togdheer Mudane Maxamud Cali Salebaan(Ramaax) Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Ku Maqnaa Magalada Hargaysa ,Taasi Oo Gobolka Togdheer La Ciirci

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulshada Burco Ayaa Goobaha Lagu Shaheeyo Iyo Suqyadaba Ka Hadal-Hayaya Halka U Ku Maqan Yahay Badhasabka Gobolka Togdheer Mudane Maxamud Cali Salebaan(Ramaax) Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Ku Maqnaa Magalada Hargaysa ,Taasi Oo Gobolka Togdheer La Ciirciiraysa Latacaalidda Abaaraha Baahsan Ee Ku Dhuftay Gobolka Togdheer Iyo Gobolada Bariga Somaliland.


 

Gubolka Togdheer Ayaa Ka Mida Goboladda Sida Xun U Saamaysay Abaaraha Adag Ee Ku Dhuftay Goboladda Bariga Somaliland Iyo Qaar Ka Mida Dhulka Somaalidu Degto,Taasi Oo Laga Soo Sheegayo Deeganada Miiga Ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer Inay U Geeriyodeen,Xoolo Badan Iyo Dadiba Gaajo, Haraad Iyo Caafimaad Darro.

 

Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamud Cali Salebaan Ayaa U Muuqata Mid Ku Fashilmay Xilkii Gudoomiyaha Ka Dib Markii Wakhtiga Oo Adag U Unbabaxay Magalada Hargaysa Oo Ku Joogo Safar U Muqda Mid Tamashlayn Ah,Marka Warbaahintu Wax Ka Waydiiso,Sababaha U Kaga Maqan Yahay Gobolka Ugu Jawaaba Hadalo Ay Dhibsadeen Markasta Bulshada Burco.

 

 

Gudoomiyaha Aanay Ka Muqanin Dhaqdhaqaaq Iyo Fagaare Ku Hadal Ku Saabsan Gurmadka Loogu Jiro Samato-Bixinta Dadka Abaaruhu ,Ka Ileeyeen Xolahoodi Iyo Hantidoodi Halka Naftooduna Ay Ku Jirto Khatar,Ayaa Cayo Iyo Aflagaado Wada Socda Hawada U Mariyay Maalintii Shalay Aahayd Hablaha Burco Kuna Tilmaamay Hablo,Ka Dhaxa Guryahooda Oo Seexda Bananada.

 

Cuqaasha,Waxgaradka Dhalinyarada Iyo Qaybaha Kale Duwan Ee Bulshada Ayaa Ku Tilmaamay Badhasabka Togdheer Mid Ku Fashilmay Hogaanka Gobolka Kuna Daray Masuuliyinta Fashilku Dul Hoganyo.