Magacyada Raacii Labaad Ee Dhalinyaradii Diyaaradu Ku Duqaysay Bada Yemen Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Iskugu Jira.

0
Monday March 20, 2017 - 15:23:57 in by salman abdi
  • Visits: 1261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada Raacii Labaad Ee Dhalinyaradii Diyaaradu Ku Duqaysay Bada Yemen Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Iskugu Jira.

    Waxa soo baxaya xogo dheeraad ah oo laga helayo magacayada dhallinyaradii Soomaaliyeed oo dhawaan diyaaraddu ku laysay badda dalka Yemen, kuwaas oo in badan oo kamid ahi kasoo jeedday Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa soo baxaya xogo dheeraad ah oo laga helayo magacayada dhallinyaradii Soomaaliyeed oo dhawaan diyaaraddu ku laysay badda dalka Yemen, kuwaas oo in badan oo kamid ahi kasoo jeedday Somaliland.

Sidoo kalena waxa xusid mudan inay dhalinyaro doonta saarnaa markii ay diyaaraddu duqaysay si fool u xun u googo’ay oo ilaa hadda la garan la yahay magacyadooda iyo halka ay dhalasho ahaan kasoo jeedaan iyo waliba dhalinyaro iyagu alle ka badbaadiyey duqayntaasi kuwaas oo ku xidhanXogaha ugu dambeeya, ayaa sheegaya magacyada qaybtii labaad ee dhallinyaradaas oo aanay qaarkood magacyadoodu dhammaystirnayn lagu baahiyey qaar kamid ah mareegaha warbaahinta oo ay kamid tahay Ramaasnews.


xabsiyo ku yaala xeebaha dalka Yamen.

 

Hadaba magacyada dhalinyarada ku nafwaayey iyo kuwa ku dhaawacmay duqayntaasi diyaaradddu u gaysatay doonta ay saarnaayeen ayaa waxay kala yihiin sida tan.

Cabdirashiid Cismaan Cige(dhimasho)

Deeq Aadan Maxamed Biixi(dhimasho)

Maxamed Aadan Xaaji Cabdi wali lama xaqiijin dhimashadiisa

Caasha Cabdirisaaq Maxamed Baaxeer wali lama xaqiijin dhimashadeeda

Salma Kayse (dhimasho)

Sakariye Ismaaciil Dubbeeye oo kasoo jeeda Burco(dhimasho)

Kayse Ciise(dhaawac)

Nadiir Mahdi(dhaawac)

Ahmed Qays(dhaawac)

Marwaan Haaji Jaamac(dhaawac)

Cabdisalaan Cabdilaahi(dhaawac)

Sahra Faysal Cabdi(dhaawac)

M C Cabdalle(dhaawac)

Axmed Maxamed Ciise(dhaawac) waxaana uu ku jiraa xabsiga

Hibaaq Jaamac Raage oo kasoo jeeda Hargeysa wali lama xaqiijin dhimashadeeda

Cabdirisaaq Xudhuun oo kasoo jeeda Burco(dhimasho)

Xamse Magaciisa oo saddexan lama hayo madaxaa go’ay isaga (dhimasho)

Mahad Hussein Garbo-haye oo kasoo jeeda Hargeysa isagu wax uu ku jiraa xabsiga