Madaxweyne Trump Oo Saxiixay Go'aan Cusub Oo Saameyn Ku Yeelan Doona Qaar Ka Mid Ah Dalalka Waa Weyn Ee Aduunka

0
Saturday April 01, 2017 - 10:14:06 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Trump Oo Saxiixay Go'aan Cusub Oo Saameyn Ku Yeelan Doona Qaar Ka Mid Ah Dalalka Waa Weyn Ee Aduunka

    Madaxweyne Trump Oo Saxiixay Go'aan Cusub Oo Saameyn Ku Yeelan Doona Qaar Ka Mid Ah Dalalka Waa Weyn Ee Aduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Trump Oo Saxiixay Go'aan Cusub Oo Saameyn Ku Yeelan Doona Qaar Ka Mid Ah Dalalka Waa Weyn Ee Aduunka Madaxwaynaha ayaa waxa uu ku dhawaaqay dib u habayn lagu samaynayo waxyaabaha sababa isu dheelitirnaan la'aanta ganacsiga gaar ahaan Shiinaha iyo Maraykanka.Madaxwaynaha dalka Maraykanka ayaa saxiixay amar cusub oo looga gon

leeyahay in lagula dagaalamo ganacsiga dibada islamarkana hoos u dhigaya isu dheelitirnaan la'aanta ganacsiga.

Isbuuca soo socda ayaa lagu wadaa in madaxweyne Donald Trump uu la kulmo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, waxayna ku kulmi doonaan gobolka Florida.


Donald Trump ayaa intii uu hayay xilka madaxweynenimada Maraykanka waxa uu saxiixay go'aano muran weyn dhaliyay si adagna loo dhaliilay.


Shiinaha ayaa waxa uu ka mid yahay wadamada sida weyn ganacsi ula leh dalka Maraykanka, gaar ahaan alaabta la dhoofiyo.