Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Iyo Xubno Kale Oo Xabsiga La Dhigay Iyo Sababta Keentay.

0
Tuesday April 11, 2017 - 17:36:45 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Iyo Xubno Kale Oo Xabsiga La Dhigay Iyo Sababta Keentay.

    Hargeysa(AFKA);Ciidanka xaalada deg dega ah u tabo-baran ee RRU-da loo yaqaan oo maanta hawlgal ka fulinayay Agagaarka dhismaha Hotelka Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde ayaa ka kaxaystay goobtaasi, Gudoomiyihii garabka dhallinyrada xisbiga Waddani, M

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Ciidanka xaalada deg dega ah u tabo-baran ee RRU-da loo yaqaan oo maanta hawlgal ka fulinayay Agagaarka dhismaha Hotelka Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde ayaa ka kaxaystay goobtaasi, Gudoomiyihii garabka dhallinyrada xisbiga Waddani, Maxamed Sidiiq Dhame iyo tiro suxufiyiin ah.

Ciidanku waxa ay la wareegeen wadooyinka soo gala Hotelka sidoo kale waxa ay joojiyeen dhaq dhaqaaqa dadweynaha goobaha maraya.Goobta laga xidhay xubnahan ayaa ahayd Huteel marwada Madaxweynuhu leedahay oo dawladda hoose ee Hargeysa ay ka fulisay hawlgal ay ku baneenaysay dhismayaasha ku yaallay, waxaanay ciidanku halkaasi ka qabqabteen dad looga shakiyay inay wadeen is-hortaagis amar.



Afkashacabka.com
Hargeysa/Office