Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dowladdiisu Laba Sano Gudahood Shabaab Ku Soo Afjareyso

0
Thursday April 13, 2017 - 14:14:48 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 519
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dowladdiisu Laba Sano Gudahood Shabaab Ku Soo Afjareyso

    Dowladda waxay diyaar u tahay inay wada-hadallo la furto al-Shabaab iyo hoggaankooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda waxay diyaar u tahay inay wada-hadallo la furto al-Shabaab iyo hoggaankooda

Madaxweynaha ayaa sheegay ciidamada xoogga dalka inay billaabi doonan howlgallo ballaaran oo al-Shabaab looga saarayo dhamman deegaannad ay ku suganyihiin,maraka ay dhacdo deegaannada in laga saaro wuxuu sheegay madaxweynaha dowladda inay maamullo ka hirgelinayso.Madaxweynaha dowladda Faderaalka ah ee Somaliya,Maxamed Cabdullaahi Farnmaajo ayaa sheegay in muddo laba sanno gudahood ah ay dowladdiisu al-Shabaab kaga xureyn doonto dhammaan meelaha ay haatan kaga sugan yihiin dalka.

"Dowladda isbadal ayay ku timid,waxaana nalaga sugaya inan keeno nabadgalyo oo xolyaha nabad-diidka ah dalka ka saarno muddo kooban”. ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

"Dowladda waxay diyaar u tahay inay wada-hadallo la furto al-Shabaab iyo hoggaankooda,haddii ay ka dhaga adeegan meesha ay joogan ayaan ugu tageyna,muddo labo



sanno ah ayaana dalka uga saareyna”. ayuu yiri madaxweynaha.

 

Farmaajo ayaa sheegay dowladda inay xoogga saarayso wanaajinta hoggaanka ciidamada xoogga,wuxuuna inta ku daray in la dhisi doono dhamman hay’adaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka.

 

Sources: universaltvsomali