Deg Deg;Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Sheegay Inaanu Xafiiska Soo Geli Karin Xoghayaha Cusub Ee La Soo Magacaabay Weli Kahyre Iyo Sababta Kentay.

0
Thursday April 13, 2017 - 16:40:29 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Sheegay Inaanu Xafiiska Soo Geli Karin Xoghayaha Cusub Ee La Soo Magacaabay Weli Kahyre Iyo Sababta Kentay.

    Burco(AFKA);Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Sheegay Inaanu Xafiiska Soo Geli Karin Xoghayaha Cusub Ee La Soo Magacaabay Weli Kahyre Iyada Oo Maalintii Shalay Xilkii Laga Qaaday Xoghayihii Hore Ee Gobolka Togdheer C/risaaq Kayse Isla Markaasina Dib L

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Sheegay Inaanu Xafiiska Soo Geli Karin Xoghayaha Cusub Ee La Soo Magacaabay Weli Kahyre Iyada Oo Maalintii Shalay Xilkii Laga Qaaday Xoghayihii Hore Ee Gobolka Togdheer C/risaaq Kayse Isla Markaasina Dib Loo Soo Celiyey
Xoghayihii Ka Horeeyey Weli Khayre Ayaa Arrintan waxay Si weyn uga cadhaysiisay ,Badhasaabka gobolka togdheer maxamuud cali saleebaan ramaax .
Waxaanu Sheegay inaanu food soo gelin Karin xarunta looga arrimiyo gobolka togdheer isaga oo ku sababeeyey Xaalada Adag Ee Gobolka Ka Jirta,Isla Markaana Sheegay Inaanay Ahayn Xili Wax La Bedelo Ee Loo Baahan Yahay In Gobolka Wax La Taro,Waxaanu Intaasi Raaciyay Inaanay wadashaqayn Karin xoghayaha la soo magacaabay.
Badhasaabka ayaa xogo hoose oo aanu ka helaynaa sheegayaan inaanu ku Qanacsanayn xoghayaha cusub Ee Loo soo magacaabay xilkaasi.

 

Xog,hayaha Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Xilka Ayaa Isagu Laba Jeer Oo Hore Noqday Xog-hayaha Gobolka Togdheer,Taas Oo La Sheegay Inuu Yahay Nin Fahansan Shaqada Gobolka Maadamada Oo Laba Jeer Xilkaasi Soo Maray,,

Badhasaabka gobolka togdheer oo isagu ah nin hal adag oo go’aankiisu meelmaro ayaa la sugayaa talaabada uu qaadayo hadiiba lagu qasbo inuu xafiiska soo galo weli khayre,