Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Turkiga

0
Friday April 21, 2017 - 17:03:33 in by Burco Office
  • Visits: 571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Turkiga

    Somalia(AFKA)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Turkiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalia(AFKA)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed "Farmaajo” ayaa u hambalyeeyay Madaxweyne Erdoğan iyo Shacabka Turkiga kadib markii xisbiga madaxweyne Erdogan uu ku guuleystay aftidii laga qaaday shacabka dalkaasi.