War Cusub Oo Ka Soo Baxay Xuskii Sanad Guurada 18 May Ee Sanadkan

0 in by Ankara Turkey
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Cusub Oo Ka Soo Baxay Xuskii Sanad Guurada 18 May Ee Sanadkan

    War Cusub Oo Ka Soo Baxay Xuskii Sanad Guurada 18 May Ee Sanadkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Cusub Oo Ka Soo Baxay Xuskii Sanad Guurada 18 May Ee Sanadkan
Hargeysa (afka):- Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay in gabi ahaanba ay sanadkan joojisay
xuskii loo sameyn jiray sanad guurada ka soo wareegtay markii ay somaliland xoriyadeeda kala soo noqotey dalka Somaliya ee 18 May .



Sidoo kale xukuumada ayaa la sheegay in ay go,aamisey in loo kala diro goobihii ay ka yimadeen ciidamada kala duwan ee Somaliland ee gaardiska ku mari lahaa wadada .
 
 
Ilaa hada ma jiro wax war ah oo xukuumadu ka soo saartey arintan balse xogaha ay helayso shabakada Ilaysnews.com ayaa sidaasi u xaqiijiyey

Sababta ay xukuumadu u joojisay xuska 18 may ee sanadkan ayaa xogaha ay ilaysnews.com ku sheegen in ay tahay abaaraha xoogan ee dalka ka jira