Mid Kamida Wadayaasha Basaska Shirkada Yaasmin Oo Lagu Dilay Degaanka Oog

0
Tuesday April 25, 2017 - 15:04:32 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 709
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamida Wadayaasha Basaska Shirkada Yaasmin Oo Lagu Dilay Degaanka Oog

    Caynaba(AFKA);Degmada Oog Ee Gobolka Saraar Ayaa Lagu Dilay Nin Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeeda Maamulka Putland Iyo Masuuliyinta Gobolka Sarar Oo Indhaha Ka Qarsaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caynaba(AFKA);Degmada Oog Ee Gobolka Saraar Ayaa Lagu Dilay Nin Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeeda Maamulka Putland Iyo Masuuliyinta Gobolka Sarar Oo Indhaha Ka Qarsaday
Degmada Oog Oo Ka Tirsan Gobolka Saraar Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Dilay Nin Watay Gaadhi Xamuula Ninkaasi Oo Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeeda Maamulka Putland Waxaana U Watay Gaadhada Nooca Waawayne Ee Iskaga Goosha Maaulka Putland iyo Somaliland
Dilkan Ayaa Waxaa Marxuumka Dhintay U Gaystay Kooxo Dablaya Oo Dadka Ku Booba Inta U Dhaxaysa Gobolka Saraar IyoTogdheer Waxaana Dablaydan Dhawr Jeer Oo Hore Ay Dhibaato Soo Gaadhsiyen Gaadidleyda Iskaga Somaliland Iyo Maamulka Putland Dhanka Kale Waxaa Iyagna La Baadhay Rakaabkii Iyo Allaaboyinki Ay Siteen Oo Laga Qaaday Waxaana Gaadhigan Lahaa Shirakada Yaasmin Group Oo Ah Shirkada Leh Gadiidka Basaaska Ee Iskaga Goosha Somaliland Iyo Putland
Marxuumka La Dilay Ayaa Waxaa maydkiisa La Gaadhsiyey Cisbitaalka Magaalada Caynba Goobta U Dilku Ka Dhacay Ayaa Meel Hal Killo Mitir U Jirta Xarunta Aaga Bari Ee Ciidamada Qaranka Somaliland
Ciidamada Booliska Gobolka Saraar Iyo Maamulka Gobolkasi Ayaan Waxba Ka Qaban Isla Markaana Indhaha Ka Qarsaday Dablaydan Dadka Ku Baadhata Isla Markaana Dilka U Gaysata Gaadidleyda Iskaga Goosha Putland Iyo Somaliland