Mid Ka Mid Ah Dalalka Qaarada Yurub Oo Maanta Madaxweyne Cusub Dooranaaya + [ Waa Dalkee].

0
Sunday May 07, 2017 - 09:58:10 in by Burco Office
  • Visits: 729
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Ka Mid Ah Dalalka Qaarada Yurub Oo Maanta Madaxweyne Cusub Dooranaaya + [ Waa Dalkee].

    Mid Ka Mid Ah Dalalka Qaarada Yurub Oo Maanta Madaxweyne Cusub Dooranaaya + [ Waa Dalkee].

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid Ka Mid Ah Dalalka Qaarada Yurub Oo Maanta Madaxweyne Cusub Dooranaaya + [ Waa Dalkee]. Codbixiyayasha Faransiiska ayaa maanta codkooda ka dhiibanaya wareegga

ugu dambeeya ee doorashada madaxtinimada dalkaasi.


Waxa ay kala dooranayaan Emmanuel Macron iyo Marine Le Pen, oo labaduba ballanqaaday in siyaabo kala duwan ay u wajihi doonaan dhibaatooyinka haysta Faransiiska.

Doorashadan ayaa ah mid si weyn loogu tartami doono, afkaarta labada musharraxna ay isweyn isu diidan yihiin.


 

 

Maalin un ka hor doorashada ayaa Emmanuel Macron waxaa laga jabsaday macluumaadka kombiyuutaradiisa, ayadoo xog badan oo ku saabsan ololihiisana baraha internet-ka lagu baahiyay.

Image may contain: one or more people, people sitting, people standing, table and indoor


Madaxweynaha xilka ka degaya, Francois Hollande, ayaa sheegay in ay filayeen weerarro noocaasi oo kale, maadaama buu yidhi "ay ka dhaceen meelo kale"


Waxa hadda la sugaaba waa natiijada kasoo bixi karta doorashadan sida weyn loogu loolamayo.