[Deg Deg] :- Weerar Culus Oo Dhinaca Internet-ka Ah Oo Hada Ka Bilowdey Caalamka Iyo Dalalka Ugu Quwada Weyn Oo La Fadhiisiyey Isgaadhsiintooda + Cida Weerarka Qaadey

0
Friday May 12, 2017 - 21:58:54 in by Burco Office
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg] :- Weerar Culus Oo Dhinaca Internet-ka Ah Oo Hada Ka Bilowdey Caalamka Iyo Dalalka Ugu Quwada Weyn Oo La Fadhiisiyey Isgaadhsiintooda + Cida Weerarka Qaadey

    [Deg Deg] :- Weerar Culus Oo Dhinaca Internet-ka Ah Oo Hada Ka Bilowdey Caalamka Iyo Dalalka Ugu Quwada Weyn Oo La Fadhiisiyey Isgaadhsiintooda + Cida Weerarka Qaadey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Deg Deg] :- Weerar Culus Oo Dhinaca Internet-ka Ah Oo Hada Ka Bilowdey Caalamka Iyo Dalalka Ugu Quwada Weyn Oo La Fadhiisiyey Isgaadhsiintooda + Cida Weerarka Qaadey Waxaa goor dhaweyd weerar dhinaca Internet ka ah lagu qaaday dalal badan

oo caalamka ka mid ah isla markaana isgaadhsiintooda lagu fadhiisiyey .


Dalalkan lagu qaadey weerar ka dhanka isgaadhsiinta ah ayaa waxaa ka mid ah Ingiriiska , Spain , Chine iyo Mareykanka .

Sidoo kale waxaa gabi ahaanba fadhiistey adeegyada dhinca caafimaadka ee cisbitaalo ku yaala dalka Ingiriiska .


 

 

Dhinca kale waxaa gabi ahaanba la fadhiisiyey shirkada ugu weyn dhinca telefoonada ee dalka Spain oo waxyeelo la gaadhsiiyey


Ilaa Hada si cad looma oga cid rasmiga ah ee soo qaadey weerarkaas dhinca Internet-ka ah