Daawo: Sawirro; Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxman Cirro Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani ee Xirsi Cali Xaaji Xassan oo Kulan La Qaatay Masuuliyin Ka Tirsan Dowlada UAE Iyo Shirkado Ganacsi.

0
Saturday May 20, 2017 - 16:07:21 in by Burco Office
  • Visits: 653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Sawirro; Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxman Cirro Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani ee Xirsi Cali Xaaji Xassan oo Kulan La Qaatay Masuuliyin Ka Tirsan Dowlada UAE Iyo Shirkado Ganacsi.

    : Sawirro; Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxman Cirro Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani ee Xirsi Cali Xaaji Xassan oo Kulan La Qaatay Masuuliyin Ka Tirsan Dowlada UAE Iyo Shirkado Ganacsi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

: Sawirro; Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxman Cirro Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani ee Xirsi Cali Xaaji Xassan oo Kulan La Qaatay Masuuliyin Ka Tirsan Dowlada UAE Iyo Shirkado Ganacsi.
20.05.2017 Waxa Magaalada Dubai Ku Sugna Ayaamahan uu Dambeysay Labada Masuul ee Xisbiga Waddani Gud Cabdiraxman Cirro Iyo Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xassan Iyo Wefti Kale oo La Socday, aya waxey ayaamahan Shirarar kale Duwan la lahaayen Masuuliyin ka Tirsan Dowlada isu Taga emiraatka.

Shirarkan ay ay la laahayeen masuuliyinta Carbeed aya aha Qaar iskugu jiray Cabasho Iyo Qaadhan Doonid. Ta Koobaad oo ahayd iay Cabasho uu Gudbiyaan Shirkada DP WORLD, Iyago Ku Eedeeyay inaan Iyago Xisbiga Mucaaradka ah ee Ugu Weyn Dalka, Lagana Yaabo inay Ku Guulaystaan Doorashada soo socota inaan iyaga laga soo Qaybgelin Heshiisyada ay wada gelayaan Somaliland, Iyago Xukummada Iyo Masuuliyiinta Xukummada Somaliland eedo waaweyn Dusha Uga Tuuray.

 

Cabashada labaad aya iyana ahayd in Saldhiga Military ee Dowlada UAE Doonayso inay Ka Hirgeliso Berbera, iyago sheegay inay Shacabka Reer Somaliland Ka Soo Horjeedan, Iyago Shacabka Reer Somaliland Mudaharaadyo Ku Muujiyeen siday uga soo Horjeedan in UAE Saldhig Military Ka Sameyso Degaanadaasi.

Waxaano Ugu Baaqen inay Dowlada UAE Tixgeliso Cabashada Dadkeedaasi ay uu sidaan, waxey uu sheegen inay Ogol Yahiin inay Dowlada UAE Maalgashato Somaliland, laakin sheegay inaanay Dowlada hadda Dalka Ka Talisa ahayn Dowlad shacabkeeda uu adeegta ee Danteeda ka Horeysiisa wax kasta, taasina sababi karto inay Hantidooda Khasaare Balaadhan ku Keento Mustaqablka.

Geesta Kale waxey uga Mahadnaqeen Dowlada UAE Sida isku Barbar Taagtay Ummadooda Somaliyeed Xiligi abaarta xun lagu Jiray, ee Taakulaynta ay la soo gaadhay xili ay aad ugu baahnaanyen.

Waxa Iyana Halkaas ay la kulmeen Shirkado Maalgashi doonayo oo somaliland ula diyaar ah inay maalgashadaan iyago sheegay haddi ay Talada Dalka la Wareegan inay uu Fududeyn doonan sidi ay Somaliland uu maalgashan lahaayen, iyago Halkaas Codsi Dhaqaale weydiistay ay Doorashada Ku Galaan.










By Axmed Shaafi
Burco/office