Daawo Muqaal+Sawiro Xaflad Lagu Soo Dhawaynayo Dhalinyaro Fara Badan Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Wadani

0
Friday May 26, 2017 - 13:56:45 in by Super Admin
  • Visits: 643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal+Sawiro Xaflad Lagu Soo Dhawaynayo Dhalinyaro Fara Badan Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Wadani

    ururka dhallinyarada Halgan oo ay ku bahoobeen dhallinyarada goballada bariga Somaliland oo ku soo biiray xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana ka soo diga-rogtay xisbiga KULMIYE, ayaa maanta looggu qabtay hoolka shirarka xisbiga WADDANI ee Maroodi-jee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ururka dhallinyarada Halgan oo ay ku bahoobeen dhallinyarada goballada bariga Somaliland oo ku soo biiray xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana ka soo diga-rogtay xisbiga KULMIYE, ayaa maanta looggu qabtay hoolka shirarka xisbiga WADDANI ee Maroodi-jeex oo ku yaala bariga magaalada Hargeysa.

Xafladdan, ayaa waxa ka soo qeyb-galay madax sare sare oo ka tirsan hoggaanka xisbiga WADDANI, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka, siyaasiyiin iyo weli ba sida oo kale taageerayaal aad u tira badan oo ka soo jeeda goballada bariga Somaliland.

 


 

Image may contain: 10 people, people sitting, crowd and indoorImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 11 people, people standingImage may contain: 7 people, people standingImage may contain: 7 people, people standingImage may contain: 2 people, crowdImage may contain: 11 people, people standingImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 6 people, people sittingImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 2 peopleImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 9 peopleImage may contain: 11 people, people standingImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 1 personImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, on stageImage may contain: 1 person, on stage and beardImage may contain: 1 person, on stage and hatImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, beardImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, standing and beardNo automatic alt text available.Image may contain: 10 people, people sitting, crowd and indoorImage may contain: 11 people, people standingImage may contain: 7 people, people standing


 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalada Warkan