Daawo: Shiinaha Iyo Midowga Yurub Oo Ku Heshiiyay Fulinta Heshiiskii Paris Ee Cimilada Aduunka.

0
Friday June 02, 2017 - 13:32:37 in by salman abdi
  • Visits: 570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Shiinaha Iyo Midowga Yurub Oo Ku Heshiiyay Fulinta Heshiiskii Paris Ee Cimilada Aduunka.

    Raysal Wasaare Ku xigeenka Shiinaha Li Keqiang iyo Raysal Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel ayaa kala saxeexday, heshiis ay kaga wakiil yihiin Shiinaha iyo Midowga Yurub, kaas oo ujeedadiisu tahay in labada dhinac ay u midoobaan fulinta heshiiskii Cim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare Ku xigeenka Shiinaha Li Keqiang iyo Raysal Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel ayaa kala saxeexday, heshiis ay kaga wakiil yihiin Shiinaha iyo Midowga Yurub, kaas oo ujeedadiisu tahay in labada dhinac ay u midoobaan fulinta heshiiskii Cimilada aduunka ee Paris lagu gaadhay, kaas oo dunida oo dhami wada saxeexday balse Maraykanku ka baxay