Maxaa Sababay In Quwadaha Aduunku Saldhigyo Ka Samaystaan Dalka Jabouti,Madaxweyne Geelle Oo Sharaxaad Ka Bixiyay.
Madaxweyne Geele oo la weydiiyay doorka ay dalkiisa iyo Itoobiya ku leeyihiin nabad ku soo dabaalista Soomaaliya, wuxuu yidhi
"Waan ku faraxsanahay doorka degenaansho ee labadayadan dal ku leeyihiin Soomaaliya. Labadayada dal [Itoobiya iyo Djibouti] waxay gacan ku leeyihiin sidii loo nabadayn lahaa dalkan dunida ka tirsan. Waxay si wada jir ah uga shaqeeyaan arrimaha milatari ee Soomaaliya, iyagoo ku wada jira xayndaabka AMISOM. Waxay sidoo kale ku wada jiraan ciidamada dalalka bariga Afrika ee ISAF oo awood u leh inuu farogeliyo khataro colaadeed oo jiidan ah. Ka hortagga colaadaha iyo dedaalada lagu suulinayo si loo helo degenaansho siyaasadeed ayaa muhiim u ah labadadayadan dal. Degenaansho la’aan ma jirayso is dhex gal dhaqaale iyo horumar.
Maxaa Sababay In Quwadaha Aduunku Saldhigyo Ka Samaystaan Dalka Jabouti,Madaxweyne Geelle Oo Sharaxaad Ka Bixiyay.
Maxaa Sababay In Quwadaha Aduunku Saldhigyo Ka Samaystaan Dalka Jabouti,Madaxweyne Geelle Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Madaxweyne Geele, oo la weydiiyay su'aal nuxurkeedu ahaa saldhigyada milatari ee dalkiisa iyo sida ay uga qaataan degenaanshaha ma