Daawo: Madaxa Cusub Ee Donald Trump U Magacaabay Laanta Sirdoonka Maraykanka Ee FBI-da

0
Thursday June 08, 2017 - 11:06:11 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxa Cusub Ee Donald Trump U Magacaabay Laanta Sirdoonka Maraykanka Ee FBI-da

    Washington, (AFKA/Agencies): Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa masuul sare oo ka tirsanaan jiray, maamuulkii Madaxweyne George W Bush, u magacaabay madaxa cusub ee laanta sirdoonka gudaha Maraykanka u qaabilsan ee FBI-da.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington, (AFKA/Agencies): Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa masuul sare oo ka tirsanaan jiray, maamuulkii Madaxweyne George W Bush, u magacaabay madaxa cusub ee laanta sirdoonka gudaha Maraykanka u qaabilsan ee FBI-da.

Christopher Wray oo ah masuulkan uu Madaxweyne Donald Trump u magacaabay, Madaxa Sirdoonka Maraykanka ee FBI-da ayaa intii u dhaxaysay 2003 ilaa 2005-tii ahaa ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Maraykanka, gaar ahaan xiligii uu Madaxweynaha ka ahaa dalka Maraykanka George W Bush.