Deg Deg;Xukuumadda Oo Saaka Xabsiga Ku Gurtay Xildhibaanada Gollaha Deegaanka Saylac.

0
Thursday June 08, 2017 - 13:27:49 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;Xukuumadda Oo Saaka Xabsiga Ku Gurtay Xildhibaanada Gollaha Deegaanka Saylac.

    Saylac(AFKA);-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xabsiga ku gurtay ku dhawaad toddoba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka Degmada Saylacoo mudaharaad ay kaga cabanayeen xil wareejin loo diidanaa la hor fadhiyey xarunta golahaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saylac(AFKA);-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xabsiga ku gurtay ku dhawaad toddoba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka Degmada Saylacoo mudaharaad ay kaga cabanayeen xil wareejin loo diidanaa la hor fadhiyey xarunta golahaasi.

Xadhiga xildhibaanadda ayaa ka dhashay kadib markii ay dhawaan doorteen maayar iyo ku-xigeen cusub, kaasoo ay xukuumadda dhexe markii hore ogolaatay, hase yeeshee natiijadii ka soo baxday diiday.

Xaaladda magaalada Saylac ayaa wakhti xaadirkan kacsan waxaana khilaafkii golaha deegaanka Saylac uu marayaa halkii ugu saraysay, lamana garanayo halka uu saldhigan doono khilaafkaasi.