Dawladda Qadar Oo Go'aan Ka Gaadhay Muwaadiniinta U Dhashay Dalalka Xidhiidhka U Jaray Ee Ku Sugan Dalkeeda

0
Sunday June 11, 2017 - 13:49:03 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Qadar Oo Go'aan Ka Gaadhay Muwaadiniinta U Dhashay Dalalka Xidhiidhka U Jaray Ee Ku Sugan Dalkeeda

    Dowladda Qadar ayaa shaacisay go'aankeeda ku aadan muwaadiniinta u dhashay dalalka Xidhiidhka u jaray ee ku sugan dalkeeda, iyada oo sheegtay in ayna ceydhin doonin muwaadiniinta ka soo jeeda dowladahaasi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Qadar ayaa shaacisay go'aankeeda ku aadan muwaadiniinta u dhashay dalalka Xidhiidhka u jaray ee ku sugan dalkeeda, iyada oo sheegtay in ayna ceydhin doonin muwaadiniinta ka soo jeeda dowladahaasi,

sidaa waxaa daabacday wakaaladda wararka ee Qadar.

doha_2016

Dowladda Qadar ayaa waxay hoosta ka xariiqday in ayna qaadi doonin wax tallaabo ah oo ka dhan ah muwaadiniinta ku sugan Qadar kuwaas oo is kugu jira shaqaale iyo dad caadi ahaba.

Hadalkaani ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli dowladaha xidhiidhkaka u jaray dowladda Qatar ay u qabteen muwaadiniinta u dhalatay dowladda Qatar in muddo labo toddobaad ah kaga baxaan dalalkooda.

Dowladda Qatar ayaa waxay ku eedeynayaan dowladaha xidhiidhka ka u jaray inay taageero u fidiso kooxaha Islaamiyiinta ah .

Dhinaca kale dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn ayaa waxay soo dhaweeyeen hadalkii madaxweynaha Mareykanka D. Trump oo ahaa in dowladda Qatar ay joojiso maalgalinta kooxaha islaamiyiinta ah.