Sacuudiga oo gacanta ku dhigay Askar Iiraaniyiin ah.

0
Tuesday June 20, 2017 - 10:35:15 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sacuudiga oo gacanta ku dhigay Askar Iiraaniyiin ah.

    Wasaarada Warfaafinta Sacuudiga ayaa sheegtay in la xiray sadax askari oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iiraan.Askartan la xiray ayaa lagu qabtay iyagoo u soo dhowaaday biyaha dalka Sacuudiga gaar ahaan ceelka saliida ee Marjan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada Warfaafinta Sacuudiga ayaa sheegtay in la xiray sadax askari oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iiraan.Askartan la xiray ayaa lagu qabtay iyagoo u soo dhowaaday biyaha dalka Sacuudiga gaar ahaan ceelka saliida ee Marjan.

Sacuudiga waxaa uu intaasi raaciyay in ragan la qabtay ay damacsanaayeen inay falal gaystaan.Waxayna wateen doon la sheegay inay ku soo dhowaatay ceelka shidaalka ee Marjan,

Waxaa sidoo kale baxsatay doon kale oo la sheegay inay la socotay midan la qabtay.Balse dowladda Iiraan ayaa sheegaysay in doomahan la qabtay ay ahaayeen kuwo kaluumaysi ah.

Waxaa jirra khilaaf xoogan oo u dhaxeeya labadan dowladood ee Iiraan Sacuudiga.


Somali/BBC Somali