Godomiyaha Hay'ada Shaqalaha Dawlada Sharmarke Gelle Oo Hambalyo Iyo Bogaadin Udiray Ardayda Somaliland Ee Ka Qalin Jabisay Macadka Shalaha Dawlada Ee Ethiopia+Sawiro

0
Monday July 03, 2017 - 15:46:27 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Godomiyaha Hay'ada Shaqalaha Dawlada Sharmarke Gelle Oo Hambalyo Iyo Bogaadin Udiray Ardayda Somaliland Ee Ka Qalin Jabisay Macadka Shalaha Dawlada Ee Ethiopia+Sawiro

    Hargeysa(AFKA);- Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaanu kaga qayb-galnay Jaamacada Shaqaalaha dawlada Ethiopia oo ka dhacday caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa iyadoo ay inooga mid hayeen 21 ka tirsan shaqaalaha dawlada Jamhuuriyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);- Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaanu kaga qayb-galnay Jaamacada Shaqaalaha dawlada Ethiopia oo ka dhacday caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa iyadoo ay inooga mid hayeen 21 ka tirsan shaqaalaha dawlada Jamhuuriyada Somaliland oo mudooyinkii u dambeeyey wax ka baranayey jaamacadan.


-- Wafiga Somaliland ee munaasabadan qalinjabinta ka qaybgalay oo ka koobnaa: Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibeda Maxamed Mixile Boqore, Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada Sharmaake Axmed Muxumed, Agaasimaha Guud ee hay'adda shaqaalaha Dawlada Maxamuud Ismaaciil Cilmi "Deeq" , Agaasimaha Waaxda Waxbarashada ee machadka tababarka Shaqaalaha Dawlada Maxamed Cabdiraxmaan Warsame ayaa shaqaalaha dawlada la qaybsaday farxada maalintan ay muddada badan sugayeen.

- Xidhiidhka Jaamacada Ethiopia ECSU iyo Machadka tababarka shaqaalaha dawlada Somaliland CSI ayaa ah mid xoogan isla markaana cago adag ku taagan iyadoo aynu sannado badan ka helaynay xidhiidh xirfad wadaag iyo deeq waxbarasho oo sanadle ah.taasoo sanad walba ay kasoo qalinjabiyaan shaqaale sita shahaadada darajada koobaad iyo labaad-ba

- Haddaba, tayeynta shaqaalaha dawlada oo kamid ah mudnaanta koobaad ee helida shaqaale xirfad le oo qarankan u horseedi kara kob iyo kaalin la mahadiyo ayaan kala qaybgalnay maalintoodan boqran

- Shaqaalaha dawlada ee soo qalinjabiyey Waxaan ugu ducaynayaa mustaqbal wanaagsan waxaanan ku rajo waynahay in ay xirfad iyo xidhiidh ba kasoo korodhsadeen muddadii ay dalkan wax ka baranayeen isla markaana qaranka Somaliland u daadihiyaan horumar aan la haybsan karin.

- Waxaan sidoo kale shacabka aan u shaqayno ugu bushaaraynayaa in ay markale inoo soo baxeen halyeeyo adeeg hufan idin siin doonna marka aad hay'ad dawli ah wax uga baahataan.

Xirfad iyo adeeg hufan waa hiigsiga hay'adda shaqaalaha JSLImage may contain: 16 people, people smiling, people standingImage may contain: 8 people, people smiling, people sitting, people standing and suitImage may contain: 10 people, people smilingImage may contain: 10 people, people smiling, people standing and crowdImage may contain: 16 people, people smiling, people standingImage may contain: 8 people, people smiling, people sitting, people standing and suitImage may contain: 12 people, people smiling, people standing and crowd


Image may contain: 19 people, people smiling, people standingImage may contain: 19 people, people smiling, people standing and crowdImage may contain: 7 people, people smiling, people sittingImage may contain: 10 people, people smiling, people standing, hat, glasses and suitImage may contain: 12 people, people smiling, people standing and crowd


Image may contain: 7 people, people standing and suitImage may contain: 10 people, people smiling, people standing and crowdImage may contain: 16 people, people smiling, people standing
Godomiyaha Hay'ada Shaqalaaha Dawlada 
Sharmaarke Axmed Maxamud Gelle Dacar
Xafiiska Ha'ada Shaqalaha Dawlada Hargeysa