Daawo:Wasiiradii Ka Mid Ahaa Waftigii Madaxweynaha Ee Imaaradka Joogey Oo Dalka Ku Soo Laabtey Kana Hadley Xaaladda Caafimaad Ee Madaxweyne Siilanyo.

0
Tuesday July 04, 2017 - 11:52:18 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasiiradii Ka Mid Ahaa Waftigii Madaxweynaha Ee Imaaradka Joogey Oo Dalka Ku Soo Laabtey Kana Hadley Xaaladda Caafimaad Ee Madaxweyne Siilanyo.

    Hargeysa(AFKA);Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire,Wasiirka xanaanada xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir "Cukuse" iyo wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo kamid aha waftigi wasiirada ahaa ee safa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire,Wasiirka xanaanada xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir "Cukuse" iyo wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo kamid aha waftigi wasiirada ahaa ee safar ku tagey Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxii hore dalka dib ugu soo laabtay.

Waxaana wasiiradani ay ka warbixiyeen xaaladda caafimaad ee madaxwayne Siilaanyo,ujeedada safarkii ay ku tageen Imaaraadka ,kulamo ay la qaateen madaxda Imaaraadka iyo shirkada DP World iyo waliba xayiraada wali saaran xoolihii Somaliland ee loo dhoofin jirey Sucuudiga.