Daawo: Madaxweynayaasha Ruushka Iyo Shiinaha Oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinacyo Badan Taabanaya

0
Wednesday July 05, 2017 - 11:31:36 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweynayaasha Ruushka Iyo Shiinaha Oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinacyo Badan Taabanaya

    Moscow, (AFKA/RT):- Madaxweynayaasha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Shiinaha Xi Jinping, ayaa caasimadda Ruushka ee Moscow ku kala saxeexday heshiis cusub oo iskaashi balaadhan ay labada waddan kuwada yeelan doonaan, kagana wada shaqayn doonaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moscow, (AFKA/RT):- Madaxweynayaasha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Shiinaha Xi Jinping, ayaa caasimadda Ruushka ee Moscow ku kala saxeexday heshiis cusub oo iskaashi balaadhan ay labada waddan kuwada yeelan doonaan, kagana wada shaqayn doonaan danahooda iyo guud ahaan qadiyadaha caalamiga ah.