Eng Cabdirisaa Handule Oo Bulshada Gobolada Togdheer Iyo Morodijeex Ugu Baaqay Iney Qaataan Kaadhka Codbixnta

0
Wednesday July 05, 2017 - 20:57:11 in by Burco Office
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eng Cabdirisaa Handule Oo Bulshada Gobolada Togdheer Iyo Morodijeex Ugu Baaqay Iney Qaataan Kaadhka Codbixnta

    Eng Cabdirisaa Handule Oo Bulshada Gobolada Togdheer Iyo Morodijeex Ugu Baaqay Iney Qaataan Kaadhka Codbixnta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Eng Cabdirisaa Handule Oo Bulshada Gobolada Togdheer Iyo Morodijeex Ugu Baaqay Iney Qaataan Kaadhka Codbixnta n Cabdirisaq Xandule arimaahasi ka hadlaaya waxa uu yidhi :”Muwaadin Qadashadu kaadhka codbixintu waa mihiin ma ogtahay in ay tahay mid ka mid astaamaha u qaran ileeyahay Hadaba Maxaa lagu garan karaa inaad tahay muwaadin reer somaliland qaado kaadha codbixinta waana xaquuqda ugu wayn ee u qofka muwaadinka ah leeyahay in wax doorto lana Doorna karo insha allah Gobolka together iyo morodijeex waxaan leeyahay ha la qaato kadhadhka Codbixinta "ayuu eng cabdirsaaq handule hadalkii ku soo gaaba gabeeyey