Daawo:Bulshada Soomaaliyeed Oo Looga Digay khatarta cudurka Cagaarshowga.

0
Friday July 28, 2017 - 12:30:02 in by Burco Office
  • Visits: 505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Bulshada Soomaaliyeed Oo Looga Digay khatarta cudurka Cagaarshowga.

    Bulshada Soomaaliyeed Oo Looga Digay khatarta cudurka Cagaarshowga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulshada Soomaaliyeed Oo Looga Digay khatarta cudurka Cagaarshowga.
Iyadoo maanta oo kale 28 July guud ahaanba dunida laga xuso maalinta cudurka Cagaarshowga(World Hepatitis Day) ayaa looga digay bulshada Soomaaliyeed khatarta uu cudurkan leeyahay.

Prof/Dr. Cismaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed, kuna taqasusay cudurada beerka iyo dheefshiidka, dhinaca kalena Barre ka ah kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Banaadir ayaa bulshada Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Cagaarshowga.

Dhaqtarka oo sidoo kale ah Musharax u taagan abaal marinta caalamiga ah ee (Nopel Peace Price) qeybta arrimaha bulshada ayaa intaa ku daray in cudurka cagaarshowga uu yahay dilaa, isagoo faahfaahin ka bixiyey, noocyada cudurkan, sababaha keena, calaamadaha lagu garto, habka looga hortagi karo iyo daweyntiisaba, wuxuuna hadalkiisa ku bilaabay sidatan:-