War Deg Deg Ah: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo oo Xilki Ka Qaaday Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka Somaliland

0
Wednesday August 02, 2017 - 20:05:56 in by Burco Office
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo oo Xilki Ka Qaaday Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka Somaliland

    War Deg Deg Ah: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo oo Xilki Ka Qaaday Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo oo Xilki Ka Qaaday Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka Somaliland

WAR-SAXAAFADEED

Hargeisa (Afkashacabka) 02.08.2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/M/XILQ/249/1-4946/072017uu xilkii kaga qaaday Hanti-dhawrihii Guud ee Qaranka.

 

Waxaanay u dhignayd digreetada madaxweynuhu sidan:-

 

Ku: Mudane, Maxamuud Aw Cabdi Ibraahin (Maxamuud Dheere)

Hanti-dhawrihii Guud ee Qaranka

 

Og: Ku-xigeenka Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka

Og: Xisaabiyaha Guud ee Qaranka

Og: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

Ujeeddo: Xil-ka Qaadis

Mudane,

Waxaan kaaga mahadcelinayaa muddadii aad soo haysay xilka Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.

Haddaba, waxaan gartay in aan kaa qaado xilkaas, waxaanad ku wareejin doontaa Ku-xigeenka Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka, oo si ku meel-gaadh ah u sii hayn doona, inta aan u soo magacaabayo mas'uul ku habboon xilka Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka.

 

 

Allaa Mahad Leh,

 

Axmed Maxamed Silanyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland