Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Oo Hambayo U Diray Gudoomiyaha Cusube Golaha Wakiilada Somaliland

0
Sunday August 06, 2017 - 16:37:18 in by Burco Office
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Oo Hambayo U Diray Gudoomiyaha Cusube Golaha Wakiilada Somaliland

    Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Oo Hambayo U Diray Gudoomiyaha Cusube Golaha Wakiilada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Oo Hambayo U Diray Gudoomiyaha Cusube Golaha Wakiilada Somaliland

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Faarax oo maanta ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyenimo ee Golaha Aqalka Wakiilada Soomaaliland.

Mudane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari” Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lahadlayay warbaahinta Qaranka ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Soomaaliland oo maanta loo doortay Baashi Max’ed Faarax.

Doorashada Guddoomiyaha wakiilada Soomaaliland ayaa ka dambeysay kadib markii dhawaan uu xilkaasi iska casilay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) kaasi oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliland una matalaya xisbiga Wadani