Maamulka Dugsiyada SMART ayaa munasibad balladhan oo lagu furayey Dugsigaasi isla markasna shahaadooyin iyo abaalmarino lagu guddoonsiinayey ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaanaadkii sannad dugsiyeedka 2016/2017 ku qabtay barxadda dugsigaasi.

0
Tuesday August 08, 2017 - 20:01:51 in by Burco Office
  • Visits: 505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Dugsiyada SMART ayaa munasibad balladhan oo lagu furayey Dugsigaasi isla markasna shahaadooyin iyo abaalmarino lagu guddoonsiinayey ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaanaadkii sannad dugsiyeedka 2016/2017 ku qabtay barxadda dugsigaasi.

    Burco(AFKA);Maamulka Dugsigaasi ayaa ugu horeyn sharaxay guulaha dugsigu gaadhay sannadki udanbeeyey iyo waxyaabaha ay wax ka bedeli doonaan. Masuliyinta wasaradda waxbarashada ee Gobolka, Xildhibaano, waalidiin, aqoonyahano iyo martisharaf tiro bada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Maamulka Dugsigaasi ayaa ugu horeyn sharaxay guulaha dugsigu gaadhay sannadki udanbeeyey iyo waxyaabaha ay wax ka bedeli doonaan. Masuliyinta wasaradda waxbarashada ee Gobolka, Xildhibaano, waalidiin, aqoonyahano iyo martisharaf tiro badan ayaa munasibaddaasi ka qaybgalay kana jeediyey jeediyey khudbado u badna bogaadin iyo dhiirigelin . Waxayna tilmaameen in dugsiyada SMART ay ka tilmaaman yihiin dugsiyada gobolka. Gebogbadiina waxa halkaasi lagu abaalmariyey ardaydii sannadkaasi kaalmaha sare gashay iyo qaar kamida maamulka iyo macaliminta dugsiyada SMART, sid kale waaxa la so bandhigay waxyaabo badan oo dugsigu so kordhiyey oo logu talo galay caruurta .